Thursday, May 17th, 2012

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan karo Magaca Islaam oo asalkiisu ka yimid nabad ama salaam. Muslim ama Muslimiin marka la fasirana waxay noqoneysaa kuwii ...

More Tubta Toosan News

Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Published on May 8, 2012   ·   1 Comment  ·   2,396 views
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada aadanaha oo dhan, waana wax soo jireen ah, laga soo bilaabo markii uu ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Published on May 1, 2012   ·   6 Comments  ·   1,026 views
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ku gaareen dalalka horumaray, waxayna leedahay waddooyin loo maro iyo qaaciddooyin ay tahay ...
Karbaash

Guurka Qasabka ah ee Maleeshiyaadka Shabaab

Published on April 18, 2012   ·   15 Comments  ·   6,905 views
Maleeshiyaadka Shabaab ee xoogga iyo xaq darrada ku jooga meelo ka mid ah gobollada dalka,waxay bulshada Soomaaliyeed ku hayaan dhibaato xoog ...
tubta-toosan1-150x150151

Shareecadu maxay ka qabtaa in dumarka loo adeegsado dagaallada

Published on April 17, 2012   ·   1 Comment  ·   923 views
Maleeshiyaadka Alshabaab ee naf la caariga ahi waxay bilaabeen tabo fool xun ka dib markii ay ku guul darreysteen ujeeddooyinkii gurracnaa ...
tubta-toosan1-150x150151

Shareecada Islaamka iyo Heshiisyada Caalamiga ah

Published on April 3, 2012   ·   No Comments  ·   1,236 views
Dadyowga ku dhaaqan Caalamka, waxaa ka dhexeeya xiriirro la jaan qaadaya  hadba xaaladda ay ku nool yihiin ee  nabadeed ama colaadeed. Dunida ...
tubta-toosan1-150x150151

Wasiiradda Haweenka Maryan Aways Jumca oo marti ku ah barnaamijka Tubta Toosan

Published on March 19, 2012   ·   8 Comments  ·   1,437 views
Haweenka Soomaaliyeed waa laf dhabarta bulshada, waxa ayna kaalin muuqata oo aan la iska indha saabi Karin kaga jiraan qeyb kasta ...
tubta-toosan1-150x150151

Kaalinta haweenku ku leeyihiin bulshada

Published on March 13, 2012   ·   3 Comments  ·   978 views
Taariikhda dhow iyo tan fogta, Haweenka Soomaaliyeed waxa ay kaalin mug leh kaga jireen qeybaha kala duwan ee nolosha bulshada. 20-kii sano ...

Islaamka iyo Xuquuda Haweenka

Published on March 6, 2012   ·   No Comments  ·   1,603 views
Dumarku waxay la dhasheen ragga, waxa ayna leeyihiin xuquuq la mid ah kuwa raggu leeyihiin waxaaba intaas dheer in meelaha qaar ...

Dhaqammada Suubban ee Soomaalida

Published on February 28, 2012   ·   1 Comment  ·   709 views
Dhaqammada Suubban ee Bulshadeenna Soomaaliyeed taariikhda u lahayd waxaa ka mid ah Qaddarinta Culimada diinta ku xeel dheer. Culimadu Waxay dhaxleen Nabiyada ...

 Waraarki hore »

Xulasho

Sawirka Maanta

tartan

Wararka Dunida

Keydka Sawirrada

CIMG1990

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kormeeray Xero Ay Ku Jiraan Ciidammo Dhowaan Tababar Dhameystay

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Hooyo Culumo Maxamuud Cubeyd Waxey Ka Timid Qurbaha Gaar Ahaan Norway Oo Ay Mudo 19Sano Ah Ku Nooleyd Waxeyna Hooyo Culummo Ayadoo Farxad La Ilmeyneysa Alle Ka Baryeysaa Inuu Dalka Nabad Ka Dhigo.....MAXEY KULA TAHAY INUU GAARSIISANYAHAY DAREENKA FARXADEED EE HOOYO CULUMO AYADOO DA'DAAN JIRTA KA ILMEEYSIIYEY??????

DAAWO SAWIRRADA:-Qurba Joogtii Ugu Badneyd Oo Jimcahan Ku Damaashaaday Xeebta Liido Iyo Goobo Dalxiis Oo Xeebta Laga Hirgeliyey

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC_0003

DAAWO SAWIRRADA:-Munaasabad Tababar Loogu Soo Xerayey Ku Dhowaad Kun Askari Oo Lagu Qabtay Ugandha

Munaasibada Tababarkani loogu soo xirayay ciidamada Xooga dalka ...
IMG_0098

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweyne Shariif Oo Si Weyn Looga Soo Sagootiyey Kuwait Iyo Calanka Jamhuuriyadeenna Oo Wadooyinka La Suray

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0034

DAAWO SAWIRRADA;-Madaxweyne Shariif Oo La Kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Kuwait,Safiirrada Afrika,Carabta iyo Hay’adaha Gargaarka

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC09656

DAAWO SAWIRRADA:-Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib U Dhisaya Jardiinooyinkii 20 Sano Ka Hor Caasimadda Ka Burburay

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_9817

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Madaxweyne Shariif Loogu Soo Dhoweeyey Kuwait Iyo Kulamadii Uu La Qaatay Madaxda Dalkaasi

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_9646

DAAWO SAWIRRADA:-Shirka Lagusoo Xulayo Ergada Ansixineysa Dastuurka Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_9532

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Maanta Kormeeray Xarunta Gaadiidka Booliiska Oo Dib U Dhis Iyo Qalabeyn Ballaaran Lagu Sameeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
CIMG0661

DAAWO SAWIRRADA:-Ciyaartoyda Gabdhaha Iyo Wiilasha Xulka Qarankeenna Oo Guullo Kasoo Hooyey Tartammo Ka Dhacay Jabuuti

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa ...
DSC06978

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Ay Shacabku Xili Roobaadkaan Ugu Damaashaadeen Xeebta Liido

Horey waxaad u daawateen Xeebta Liido oo dadku ...

Toos U Dhageyso Radio Mogadishu

TOOS U DAAWO SNTV

Dhageyso Wararka Raadiyaha

Warkii Subaxnimo – 08:00 AM
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Warkii Duhurnimo – 2:30 PM
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Warkii Habeennimo – 7:00 PM
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

HOOYO CULUMO IYO XEEBTA LIIDO(Wareysi Qiiro Leh)

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Muqdisho Waxaa Hada Lagu Qabanayaa Shirar Quseeya Aayaha Dalka Halka Markii Hore Shirarkaasi Lagu Qaban Jiray Dalalka Deriska Ah Sideed U Aragtaa?

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Qabrigii Lamaanaha(Qiso Dhab Ah)

QABRIGII astaan sax ah

Dhageyso Qeybta 5-aad Sheekada Qabrigii Lammaanaha Radio Muqdisho

Akhirtistayaasha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaan dooneynaa ...
QABRIGII astaan sax ah

Dhageyso Qeybta 4-aad ee Sheekada Qabrigii Lammaanaha Radio Muqdisho

Akhirtistayaasha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaan dooneynaa ...
QABRIGII astaan sax ah

Dhageyso Qeybta 3-aad Sheekada Qabrigii Lamaanaha Radio Muqdisho

Akhirtistayaasha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaan dooneynaa ...

Barnaamijyada

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
syl

Barnaamij Xusuus Leh Oo Radio Muqdisho 1976Kii Ka Sameeyey Kaalintii Dhalinyarada Ee Xornimo Doonka”Dhageyso”

Keydka Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxeynu idinkaga soo xulnay Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taariikhda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Tarsan

Duqa Magaalada Muqdisho Oo Dhageystayaasha Gudaha Iyo Dibadda Su’aallo Uga Jawaabay”Dhageyso”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa caawa marti ku ahaa Barnaamijka Bandhiga ...