Xulka Suugaanta Caawa
Published on May 22, 2011 by admin · 19 Comments · 6,320 views

Caawa waxaan idiin heynaa hees ha ku dhiggeedu yahay Soomalibaan garanayaa.
waxaa ku luqeyneysa Faadumo Maxamed Erayadana waxaa iska leh Cabdi Bashiir Indha Buur.
Laxanka waxaa iska leh Mursal Macalin Fiqi.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
aaaaaaaaahey maantoo kale rag iyo dumar ba loooma kala haro waa in hooyooyinku ay biyaha ay ka daba wadaaan askarta/soomajeestayaasha insha’alaah
waad mahadsantihiin bahwynta cjs
viva cabdi bashiir indho-buur alle ha u naxariisto waxuu ahaa wadani dadkaas ayaa dalka ka maqan viva indho-buur
waaw khawaarijta wayjabtaay ilaah ayaaa mahada iskalah iyo ciidanaka hanbalyo hala laayo khawaarijtaa yay is aruursan firxadkooda yaanlaga hariin
waxan habalyo hawada umarinahaya ciidanka xooga dalka somaliyed oo cagta mariyay khawarijta guulwadayal siiwada hosha qaranka ad uhesan
masha alaah axsan qwadani walahi aad ayaan ula dhacay caadi maahan axsan wadani markaas aan maqlo heesaha noocan oo kale ah waxa iqabata somalia inta ku noqodo askari cidanka ah ka mid noqo
viva wadaniyiinta somalia
waa hees qiiro weyn leh EEbe haka dhigo somali tii 1960 ee syl ay gomaaminaysay
WAXAAN HALKAAN KA SALAAMAYAA RADOI MUQDISH WASIIRKA WARFAAFINTA SHAQAALAHA DHAMAAN WAAD KU MAHADSAN TIHIIN HEESAHA XAADU KACEYSO AMA AAD OYNEYSO THANKS DHAMAAN
hhhhhhhhhhhhhhhh waa iska ooynayaa walahi wheres my home town muqdisho oh my allah illahow nabad ilaahow cadowga ka saar, i hope bari subax markaan soo kacno hadaan reer maraykan nahay inaan aragno stadiumka muqdsho oo ciidanka soo maraya, somali baan garanayaa cawdowga u gafa inuu ugafan garanayaa. agaaoon gaamurtay oo shabab aabahood layeen baan garanayaa
ASC radio mogadisho waa hees qiiro badan,cabdi bashiir indha buur waxa uu ahaa nin wadankiisa jecel ilaahow u naxariiso amin murti kalgacel wadaniyad oo qiiro badan buu somali dhaxal u dhaafay taariiqdaa sheegidoonta
Haahe waa saas
asc umadda muslimiinta ah salaan kadib aniga dowladda aad ayaan utaageersanahy haday wadanka noo nabadeysana qofka ugu horeeya ee imaanaya waa aniga qorsheheedana waan taageersanahay lakin waxaan dowladda sharafta leh kula talin lahaa in ay is ka qabata tuugga indha cadde la dhoho weligeey intaan noolaa maan arag nin aan udhigo bal madaxweynaha somalia ayaan rabaa inaan noqdo hadii kale waa dagaal kulahaa ninkan halaga feejignaado shabaab buu lacag kasoo qaatay waa tuug hada ka horna waad ogeydeen inuu shabaab ka tirsanaa aniga horta waanba la yaabanahay nin dhowr maalmood waa shabaab waxaad arkeysaa isagoo leh mujaahidiinteena ayaa meel hebla ka dagaalantay dhowr maalmood waa dowlada wazaad arkeysaa isagoo leh ciidanka qaranku waxay diyaar uyihiin in ay amaanka shacabka sugaan dhowr maalmood kale waa xisbul islaam waa yaa islaam ah oo ninkan af yaqaan ilaahoow naga qabo tuugan cayr ee soo waashay yaa dooranaya waaa isaga leh madaxweynaan rabaaye ma dadkuu shabelada hoose ashuunka biyaha webiga ka gadan jiray baa dooranaya sorry walaahi ala maxaa somali dad xun iyo dad wanaagsan ba ku jiraan ilaahoow nabad noo dhali
jaizah asc waxaad ugu hanbalyeeynaa guulaha ay gaareen dowlada iyo shabka soomaaliyeed waxan ku booriniyaa inay sii wadaan howlaha qaranka ay u hayaan hana kasaaraan khawaarijta wadanka thnxx
anigu labada dhican wax aan ka sheegayo majiraan laakiin waxaan ilaah kabar ya yaah in uu dowlad caadil ah nasiiyo umadana dhibaata ka saaro dagaal wiil kuma dhashee wiil ayaa ku dhinto hadii ay hoyooyin dagaalka galiyaan dhalinta ay ku lidaan dalka yaa u harin dalku waxa uu sugayaah waa dhalinta insha alaad somaliya somaliyadeedii ayeey noqon doontaa
RM Team, plz walaalayaal heesaha noo suurto geliya inaan dowloadgareeysan karno waayo waa xusuus waxaan rabnaa inaan moobeelada ku shubano habkan ay heestu hadda tahay nooma suurogaleyso inaan dejisano heesta. fadlan ma isku dayo kareysaan?
Thanks
guu guul guul waxa mahada balaaran u jiidina allah marka labad waxan mahada balaaran u jeedina ciidanka xooga dalka somaliya oo runti guulo balaran ka qaaray dagalada ay la galiin khawrijta shawaab ilahay ha ha naga gabto dulmika ay wadan khawrijta guul guul guul
a.c dhamaan viva somali cidanka xoga dalka bakaaraha naguma filna ilaa beydhabaa rajeyneynaa.!!
ASC BAHDA RADIYO MUQDISHO
PLEASE BAHDA RADIO MUQDISHO WAXAAN IDINKA CODSANAYNAA ANAGOO KOOX DHALINYARO SOOMAALIYEEDAH MEEL KLUSOO WADA BARBAARTAY BAL INAAD NOOGU SOO XULKA HEESAHA SOO SOCDA HEES WADANI AH OO UU QAADI JIRAY …….AXMED CALI CIGAAL….. LANA ORAN JIRAY.
…..MA DOONAYAANEE INAAYNU DOWLAD AHAANO… AAD BAAD U MAHADSANTIHIIN
Saaxiibayaal waad ku mahadsan tihiin xiriirka.
Heestan horay ayaan u soo gelinay boggan. Halkan ka dhageysta.
http://radiomuqdisho.net/heesta-caawa-dhagayso/
Somalibaaan garanayaa Cadawgii u gafo inuu gubanayaan garayaan……..