Xulka Suugaanta caawa Waa SAAR uu tiriyay Careys Ciise. Dhagayso.
Published on May 15, 2011 by admin · 4 Comments · 3,904 views
Caawa waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa Saar uu leeyahay Carays Ciise Kaarshe, Waxaa loo qabtay Keydka baaxadda Wayn ee Radio Muqdisho Sanadkii 1968, Muddo hadda laga joogo 43 Sano, Waxaana Magaca Saarku yahay CAADO, Waa qayb-waa Saar,
Dhagayste Imisa Sano ayaad jirtay Xilliga la Duubay Saarkaan>? Mse dhalatay?
Waa taariikh dhaxal gal ah oo laga reebay Abwaan Careys Ciise Kaarshe.
Dhagaysi Wacan.
3.AADO.CAREYS CIISE KAARSHE QAYB.SAAR. T.QABASHO 6.168
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
qiiro iyo xasuus weynaa miyadan xasuuso gaar ah ka hayn maalinta weyn ee syl
Magaceyga waa maxamad xusen cali kunol kenya Nairobi gabayga xusus gar ah ayu ixa susi yay wagi ardayga aha aan jowhar joge bahda radio muqdisho wad mahad santi hin
aad ayaan idinkugu mahad celinayaa rediomuqdisho u adeegaha shacabka keep it up.
Waxan joga celasha biyaha ee somalia magaceguwaa c/risaaq xusen aadan Radio muqdisho waxatihin isha ugu mihimsan taariqda somalia jira oojuga waligin cudka jamhurida somalia