Xulka Heesta caawa Waa Jaceyl. Dhagaysi Wacan
Published on May 24, 2011 by admin · 22 Comments · 8,997 views
Heesta caawa Waa hees Jcayl ah, magaceeda waxaa la yiraahdaa qormo waxaana qaadaya Xaliimo Khaliif Cumar (magool) Iyo cabdi Salaad Aadan (Beerdilaacshe) Miraha Waxaa Iska leh Maxaud C/llaahi (Sangub) Waxaa loo qabtay Keydka Cajaladaha Radio Muqdisho Sanadkii 1971, 10.04. Dhagaysi Wacan.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
waahwaah waa hees cajiib
waaw waa heeso macaan oo qatar ah viv radio muqdisho
Allaah u naxariisto marxuumiinta
waad mahadsantihiiin bahda warbaahinta qaranka soomaaliyeed waxyaabaha aad kaga gidinsantihiin idacadaha waxay tahay waxa weye in laga heliyo keedk iyo suugaanta somalidu ku faaanto
Waan idin salaamay dhamaanba shaqaalaha Radiomuqdisho,waxaan idinka codsanayaa in aad soo deysaan amaba aad ii sheegtaan cida qaaday hees aan miraheeda ka xasuusto, Ninka ay la haysoo hagar la`i ku raacdow adaan kula hadlayaa. Heesta waxaan u malay in la dhoho Hodan.
ASC WALALKA HEESTA SOO WEYDIISTOW HEESTA WAXAA QAADEY [C/NASIR MACALIN] WAAKAS IN TAAS AYAAN KUGU DARSADEY.
THANKS R/ MUGADISHU HEESAHA MACAN EED MARKASTA NOO SOO DAYSAAN ;
Yaa salaam waa hees Qaaraami ah
Wooooow Sidan ku socda.
Waxan Allah k baryenaa ina anago Casimadena ku caweneno an arko inshalaah. Nasib umanyelan nabad ayado jirto inan dawasha tago magalada bilicdi ey lahed. ILOVE My HOMELAND
MAy ALLAH bless YOU ALL Somalian/SOMALIA
waa h waah waxaasa ja ceel ah waywaayo
WAXAAN ILLAAH KA BARYAYAA IN UU DALKEENA NABAD NOOGA DHIGO,INAGOO NABADANA NAGU CELIYO,
waaaaaah wahas wanagasa oo wacan alaha u naxarista mar xumadana
wooooooooooooow waa hees jaceyl ah oo aad u macaan
waxan ugu hanbelyaynaya umada somaliyeed mel walba oo ay jogto malintan qaymaha iyo qadarinta mudan waxaan leeyahay hambalyo . Waxan u mahad celiyo dhamaan shaqaalaha radio muqdisho oo noo soo diyaa riyaya barnamijkan muhiimka ah
radiomogadisho waad kumahadsantihiin heeskan waa hees aad iyo aad umacaanh siiwada howsha wanaagsan thanks
Alla yaa raxma fanaaniinta cadi maahn
Masha alah, Asxan Heees, Viva Heesahii Hore…..
aad baad ugu mahadsan tihiin radio mqudhso xulka heesaha aad noo soo deysaan
ilhow dalka nabad nooga dhig oo khawaariijta naga qabo
nabadii somaliyan wey soo carfeysaa dhawana walee hadii \xamar shabaab laga saaro xaadir qofka ugu horeeya ee dalka ku noqonaya ban ahay
aale iyo raxmo maskiintaas ee warkeeda halkaas ha lagu ekeeyo
allaha u naxariisto maskiintaas ee warkeeda halkaa ha lagu daayo alle ayaan idinku dhaariyeeeeee
noolaada soomaaliyey meel allah meeshaad joogtaanba.
xususta dadkiina iyo dalkiina oo maanta
sugaya nabad.
yaa salaam, aad ayaa u mahadsan tihiin shaqaalaha radio mugadisho, barnaamijta aad soodaysaan ee aad ugu tala gasheen shacabkiina meelkasta ay joogaan aduunka…… waa hees wacan
wali heestan oo sidaan u fasiix ah ma arkin; MAsha allaah mar hadii dib noogu shaqeynayo Radio Muqdisho keedkiisa baxaada weynaa ; waxaan filayaa in aan wax badan ka heli doono haduu alle idmo. mahadsanidiin.
Afkiina caano lagu qabay magac iyo xusuus ayaad inoo reebteen
Illah ha,idiin naxariisto