Friday, October 31st, 2014

Xulka Heesta Caawa, Hibo Nuura.

Published on May 4, 2011 by   ·   26 Comments  ·   8,945 views

.

Heesta caawa waxaa la yiraahdaa MUQDISHO, waxana qaadaya Hibo Nuura Dhagaysi Wacan

 

 

 

MUQDISHO HIBO NUURA caawa

Readers Comments (26)

  1. yusuf says:

    asc xusuus iyo wayo waayo ilaahayow maalinta heestaas la qaaday oo kale inoo soo celi waad kari kartaaye…..aammiin aammiin….thanks radio muqdisho…. thanks hibo nuura nabadey

  2. Yusuf says:

    Waan ilmeyay, waan ilmeyay. Muqdisho bilaacda iyo nabada wey soo laaban insha’allah. Warbixta Radio_Muqdisho thank you so much. Guuleystaa Jaalayaal!
    Nooloow Noloow Nooloow Radiomuqdisho Noolooow Nooloow (raali noqda ee wax baan xasuustay kkkkk).

  3. mahadsanidiin ,dhalinyarada radio muqdsho .adinka ayaa mudan magacaas dhalinyaro waxad tihiin geesi yaal ,aan naftooda ka masuugin umadda iyo waqtigaba marnaba caadi ma ihidiin ilaah ha idin xafido aamiin .

  4. xasan says:

    dhamaan aad iyo aad ayaad u wada mahadsantahiin xubnaha tvga iyo radio qaranka kahoolgalo guul iyo cafimaad ayaan idiin rajeynayaa xusuusta waa mid aad u wacan heestaan waa hees aad u macan oo ah mid xasuus fara badan wadato waaye inshaa alaah muqdisho nabad ayey noqoneysaa xili dhow inshaa alaah nabad iyo cafimaad

  5. shacabkii dulqaadka badnaa says:

    maashaa alaah waan jiriiricooday xasuus darteed

  6. osman says:

    asc . salaan kdb maanta ookale xaq umalihin in aan heestan dhagaysano meelahay kasheekaynayso gabshu ama abwaanku maanta indhaha uma dhamaystiri kartid lkn keydka taariikhiga ah waamuhiim

  7. xasan says:

    asc salaan kadib waadkumahadsantihiin dadaalka aadwadaan waxaanse idinka codsaneynaa inaad tafsiirka sh aden sh cabdulahi aad dersi joogta ah nooga dhigtaan oo halkaan soogalisaan
    mahadsanidiin markale

  8. daruuro says:

    waa xasuus runtii tani waxayna ximbarsantahay xasus waxana dareemay farxad runtii,waxan mahad iska leh allaha.awooda iska leh kasoo inoo suurta galiyay inuu inoo yeelo radio.muqdisho iyo shaqale wadani ah isla markana inooga howl galiyay radiomuqdisho alla.maxan caawa farxad dareemaya, wan idin mahadcelinaya dhaman shaqalaha radiomuqdisho wana idin duceynay

  9. Saamir says:

    Bahda Radio Muqdisho waxaan iddin leeyaha, aad iyo aad ayaad u mahad santihiin barnaamijyad sida dhex-dhexaad baan ka ahay aad hawada inoo soo marisaan, iyo kuwa kale ba iyo heesah wadaniga aad noo soo deysaan. waxaad inoogu soo dartaan careeys cisse allaha ha u naxriistee gabayadiisa.

  10. Fanaxyare says:

    Asc wan idin salaamay dhaman shagalaha radio muqdisho waxan idinka codsaneynaa hees walbo inat dowl garey u sameysan si an u dowl gareysano

  11. ali says:

    Maamulka raadiyo muqdisho waad ku mahadsantihiin,sheekadi xaley ee dhexdhexaad aan ka ahey aad noo soo bandhigteen.Sooomaali waxa na qaribey 20 sano la soo dhaafeey waa cali gar leh,ceydiid garleh.Hadaan qofka qaldan la qaban,hadoow diidana leysugu tegin wadankeena nabad ma arkaayo.

  12. Lul says:

    wow waxaasa xasuus ah radio muqdisho waa iga ooysiiseen xasuus awgeed aad ayaad u mahadsan tihiin sida qiirada wadanimo oo dadkeena qurbaha joogo oo maskaxda madoobaatay noo soo xasuusiseen in waa dad jiro oo wadan lahaan jiray nahay.waxaa idin leeyahay guuleysta halganka ayaa kow ka tihiin,C.X.D.S waxaan leeyahay aduun iyo aaqiraba janno iyo sharaf ayaa leedihiin sidoo kale madaxweyne sh/shariif

  13. salman says:

    MAA SHAAA LLAH WAAD MAHADSANTIHIIN DR ABDIKARIIM OO AAN ISLEEYAHAY WAA WADANI ILAHAY HABAREEKEEYAYO

  14. Baahalow says:

    Saaxiibayaal dhalintiina Radio Muqdisho isku daya inaad noo sheegtaan Mu’alifka Heesaha Wadaniga ah sameeyay iyo Mulaxannada Laxanka u sameeyay, Hadda Heestaan Ma xasuusto Ciddii u sameysay Erayada iyo Naaxiyadda Waana arin weyn inaan Xusno Halyeeyada Ilaah hibada u siiyay iey curiyaan Murtidaasi dhaxal galka ah.

  15. jaamac, AWDAL STATE says:

    mana jiriricooteen, hibooy alow ku daa. mee xamar hadda mooryaan qabiil iyo argagixisaa baabiisay.

  16. jaamac, AWDAL STATE says:

    thanks RM

  17. cabdulle xirsi says:

    Jidka Hodan waakan ka caraabi jiray. laakiin sxb heestu way googo an tahay. ma wakhtigaa helay.

  18. khalif says:

    maasha,alah caadi ma ahaN aqyaarta halkas kawad howl qaraN ayaa haysiiN

  19. ducaale says:

    waa hees aan caadi ahayn waliba damiirkayga kicisay ilaahow dalkeena nabad nooga dhig

  20. wadani says:

    dad ka mooday yurub ama carabaha, inay dhaxal u leeyihiin ma miliilicdeen weli, mana jiriiricooteen!!!

  21. cumar says:

    aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin soo gudbiinta heesta markaan maqlay xaadaa igu istaagtay’ allahayoow dalka nabad noogu soo celi Aamiin

  22. lee says:

    aad ayaan ula dhacay maadaama nin kasto uu doonaayo in mar uun ilah sidii hore magaaladeena ilah nooga dhigo

  23. jalteey says:

    MASHA ALAAH WAAD MAHADSANTAHIIN RADIO MUQDISHO MUQDSIHOWAA MURAAYADII CAASIMADA ILAHAY NABAD HANOOGA DHIGA

  24. mohamed hassan says:

    aad ayaan ujeclahay radio muqdisho sida ay niyada uga xumeeyaan kooxaha khawaarijta ah thnks r m

  25. Adde says:

    Aada ayaan ugu faraxsanahay radio muqdisho waxqabadkiisawanaagsan iyo qacinta shacakiisa shacabka somaaliyeed waxee idiin kasugayaan in aad internetka sogalisaan tvga sidee ugu daawadaan dacalada ayuunnka waxaan kalo idinkacosanayaa markee doodaha jiraan sidaan idiin lasoxariirno telefanada furahooda nosoqora ama numberka oo dhameestiran waayo samlaiakaliya manigala sowacaayo aduunka oo dhan ayaa nigala sowacayaa sixariirkiina dibada oo uwanaagsanado ok aad ayaa umahadsantihiin

  26. A ciyoow says:

    Dowladda waxaan ka codsanayaa inay intii tabarteeda ah bilawdo dhismaha iyo hagaajinta wadooyinkii iyo guryihii laga saaray takaafiirta.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

14

Shaqaalaha Shirkadda Golis Gaalkacyo oo deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (Sawiro).

Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Golis ee magaalada Gaalkacyo ayaa ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEEN-31.10.2014-sax.mp3"][/audio]
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-31.10.2014.mp3"][/audio]
DSC07371

Wasiir Ku Xigeen Mahad Salaad Oo ka Warbixiyay Shir Helsinki uu Kaga Qeyb Galay “Sawirro”

Wasiir ku xigeen mudane Mahad Salaad oo howlo ...
IMG_4679

Safiirka Turkiga ee Soomaliya Oo lagu soo dhaweeyey degmada Hiliwaa “Sawirro”

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan ...
SESIONKII

Wasiirada Gaadiidka Dhulka Africa Oo Nairobi Kaga Shiray Horumarinta Gaadiidka “Sawirro”

Isutagii ugu horeeyay ee Horumarinta Gaadiidka Dowladaha Afrika ...
kulanka todobaadka cadaala

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay mashruuca calaamadeeynta guryaha G/Banaadir (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka  ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-31-10-2014.mp3"][/audio]
Jaamac-Oday

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha oo dalbaday in la banneeeyo xarumihii wasaaraddaasi

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed ...
Cabdiweli-Sheekh-III-300x237

R/wasaaraha oo guddi wasiirro ah u magacaabay geerida taliyihii ciidanka booliiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
201499635458526731427637Taliyaha_Booliiska_Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Taliyihii Ciidanka Booliska

Mogadishu,30, October 2014- Guddoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho ...
war-deg-deg-ah1-150x150114216

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Magacaabay Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.(DAAWO MUUQAAL)

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABENIMO-30.10.2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada “Sawirro”

Mogadishu,30, October 2014-- Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ...
Cabdiweli 1

R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Mogadishu,30, October 2014-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sequence 05.Still002

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii Booliska Soomaaliyeeed

Abu Dubai- October 30, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Jaawri Sawir Hore

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed…WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah, Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday.

War Deg Deg ah. Allaha u naxariirstee waxaa maanta ...
DANI

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanra soo xiray shir looga arinsanaayay qorshaha Qaranka ee 5 sano ee nagu soo fool leh.(DAAWO MUUQAAL)

Shirkan  wata shiga ahaa  oo looga ari sanyay   ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/warka-duhur-30-10-2014-ok.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay kulan Dhalinyarada lagu wacyigelinaayo oo Muqdisho lagu qabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Kulankan  ooh al ku dhiggiisu ahaa xal u ...
SAM_4729

La heystayaal Afar sano u afduubnaa Burcad badeed oo ku soo wajahan Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhaweeyd ...
shabaab

Dad Beeraley ah oo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ku dilay tuulo ka tirsan Mahadaay

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa lagu dilay tuulo ...
Xasan-sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Abu Dhabi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Mxamuud ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-30-10-2014.mp3"][/audio]
IMAG0966

Wasiirka arrimaha dibadda oo khudbad ka jeediyay Shirka la dagaalanka burcad badeedda (Sawirro)

Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
IMG_12681

Arday Soomaali ah Oo Deeqo Waxbarasho Lagu Gudoonsiiyey Xarunta Jaamacada Mount Kenya University Ee Magaalada Thika “SAWIRRO”

Xarunta ay Jaamacada Mount Kenya University ay ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-29.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta-Puntland

Bulshada Rayidka ah ee Puntland Oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Dimuqraadiyaynta

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29 October 2014 ...
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Oo U Ambabaxay Dubai

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ...
Ban ki Mon

Madaxda sare ee dalka oo kulan la qaatay Ban-Ki Moon iyo madax kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
astaanta_qaranka11 ok

Digreeto Madaxweyne oo garsoorayaal shaqada looga joojiyay “Daawo Video”

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Tubta Toosan

show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...
Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...