Xulka Heesta Caawa – Dhagaysi Wacan
Published on May 28, 2011 by admin · 45 Comments · 12,200 views
![RadioMog-150x150[1]](http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/05/RadioMog-150x150124.jpg)
HEES WADANI AH DHAGAYSI WADCAN
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
mmmmmmmmmmmmmm ishcalaa hees wwwwwwww ayaan leyahay waad mahad santahiin dadahiyasha radiomuqdihso
Wad mahadsantihn dhamantin walalayal
Heesahan ciidamada
walaalayaal waad ku mahadsantihiin heesaha wadaniga ah oo aad inoo soo diraysaan
ilaahow wadankeena noo hagaaji
waaw waa hees cajiib ah waaa saaaaas
bismilaahi raxmaani raxiim anigoo ah magaca korkuxusan kuna hadlaya magaca somalida kunol washiton state U.S.A. waxaan hanbalyo udirayaa dowlada somaliya iyo dhamaan umadasomoliyeed ee nabada jecel Guulaha isdaba jooga ah ee ey garayaan C.X.D.S.waxaana leenahay hanbalyo hanbalyo.radiya muqdisho nawaxan kacodsaneeynaa in ey sodaayan hesaha dhiiga kiciya eyna jecel yahiin somalida xalasha ah.mahasanidiin.by.COL.A.nasir
Waa wadani qaali ah waa walaalkeen Cabdi Tahliil Allow Caafimaad buuxa sii. Aaamiin.
Waa xilligii ismaqalku jiray oo sharciga laga baqi jiray. Alow xilligaas noo soo celi oo argagixisada iyo qabqablayaal dagaal naga dul qaad.
Kala dambayn ayay tilmaamaysaa iyo ismaqal. Hambaliyo ciidanka qaranka.
Waana mp3, thanks Radiyo Muqdisho.
Waad mahadsan tihiin radiyo muqdisho waa wadani guubaabin ah muujinayana isu tiirsanaan iyo kala dambayn.
Radiyo Muqdisho waad ku mahadsan tihiin bogga xasuusta radiyaha oo dadkii suugaantu dhaafto ay ka bogan karaan.
Waa hees wadani ah!
Walaalaha Raadiyo Muqdisho, waxaan mar kale ka xumahay inaad xusi weyseen Abwaankii ay Murtidaani Maskaxdiisa k soo maaxatay oo ah Aaabaha Fanka Soomaaliyeed Alxaaji Xuseen Aw-Faarax Dubbad (Naxariistii Janno iyo Dambi dhaaf Allaha Siiyee , Naaxiyadda iyo Miyuusigana AlFanaan Cabdi Tahliil Warsame yaa u sameeyayIlaah Caafimaad Qab iyo Dambi dhaaf Ha siiyee, Fadlan isku daya inaad Qortaan Mu’alifiinta iyo Mulaxanadii Qaranka waa qeyb weyn oo ka mid ah taariikhdeenii anigoo laf ahaanteeda ah Suugaan yahan Heesha Curiya .
ASC dhamaan radio mogadisho , heestan wadaniga ah, xaqiiqda sida ey tahay xaladda somalia bey ka hadleysa. murtida waa dhaxal, somali wadankooda allaha jecleysiiyo
yaasalaam cabdi tahliil iyo kooxda waaberi xusuus walahi waxaan sii dhexlugeenaaya muqdhisho iyo magaaladii aan kudhashay mahadnoq waxaan siinayaa dhamaan halgamayaasha ciidamada xooga dalka soomaaliya iyo raadiyo muqdisho…
asc: waan maqalnaa wlhi waxaan radio muqdisho kacd saneynaa in heesaha saan oo kale aad noogu soo dirtaaan waad mahad santihiin shaqaalaha warbahinta qaranka rag iyo dumar
waaaaaaaaaah waaaaaaaaaah heeeeees wadani ah aaad ayaad u mahadsantihin wariyaasha idaacada ee u dooban dadkoda in eey ka bixiyaan dhibaatda ilaah ha idin xafadi amiiiin
maaasha alaah hees mcn oo wadani ah dhamaan ilaahow dhibka naga bixi in sha alaah
hees wadani ah ayaa ka dhacday sxb yaal waxaan idinka codsaneynaa maadaamo aanahay jiilka cusub in aad markasto naxasuusisaan waayihii hore ,marka heesaha wadani noo daayaa
duco gaara baan idiin ducaynaynaa CXDS meel kasta aad joogtaan. kuwii dhintayna ilaah waxaan kaga baryeynaa inuu dabigooda dhaafo janada alle ka waraabiyo. Wadanka iyo wadanayiintu mar aan maanta ahayned bay idiin abaal gudi doonaan.ALLOW IDIIN NAXARIISO, AALOW DANBIGGINA DHAAF, ALLLOW WAALIDIINTA, CARUURTIINA, XAASASKIINA IYO ELELADIIN SAMIR BADAN SIIN INTA AAD DAGAALKA KU JIRTAAN. AAAAAAAAMMMMMMMIIIINNNN
RADIO MUQDISHO markasta sidaan ookale usoo geliya heesaha waayo qaabkaan waan ku downloadgareeysan karnaa. Mahadsanidiin
Asc bahda radio muqdisho aad ayaad umahadsantihiin,heesaha wadaniga marwalba inosoo dira magaranayo maanta dareenkayga
ciidanka XDS hambalyo guusha allaha idinlagarabgalo,walaalayaal wan idin soo ducaynayaa marwalba allahayow wadankeena nabad nabad qurbaha wanku dhibtoonaye
maa shaa alaah waad salaamanatihiin saaxiibada radio muqdisho dhamaan tiin!
salaan ka bacdi
waxaan mahad gaar ah u celinayaa cxd soomaliyedd guulaha isdaba joo oo ay ka soo hoyiyeen qawarijta al shabaab
idinkana haa tihiin radio muqdisho waxaan inka codsanayaa in aad daba joogtaan cxd si ay niyadooda u dhisanto oo ay isga celiyaan gaalada alshabaab
tnxz
mudane cabdi tahlii warsame waxaan kuu rajeeynaa inaad caafimaad ku warto in shalaahhhh. waad ku mahadsantiin dhalinyaro waxaa idinka muuqda inaad tihiin dhalinyaro firfircoon thanks dhamman.
dhamaan waxaan salaan udirayaa shaqaalaha radio muqdisho , iyo dhamaan ciidamada x.d.smaliyeed oo ah soo majeestayaal cadawga ciqaaba guuleeysta weligiin mahadsanidiin ciidanka xooga dalka somaaliya hanoolaado cadawga hajabo anmiin
heestaan waa heesaha ugu wanaagsan ee la saaro marxaladda hadda lagu jiro guuleeysta shaqaalaha raadiyo muqdisho
ilaahow soomalida muwaadin kawada dhig
aaaaaaamiiiiiiiiiin yaa allah
xubnaha,barlamankaan maaha waa kuwii wadaniga ahaa laakin barlamanka hadda jira maahan kuwon somalinimo ku jirta in yar maahe inta kale waa caado qaadato walee indhaha shacabka waa idiin fiirinayan
ku socota radio muqdisho
walayaal bal isku fiiriya inaad heesaha reer xamar saartaan korna kasoo bilaaba aweys geedow iyo fadumo qasim [waa haddi aad haysaan bililqo ayaan dhacday koley } waxaan codsanaya hees la yirahdo {inenyahay aqli iyo iman lahaawee inaan ku ilowey may kula ahatay…… abowow amaad iga uur gadoontaa ……waa heesahiii bersimadka dadka is jecel isku qori jireen kkkkkk
waxaan halkaan mahadnaq ugu soo jeedinayaa ciidanka qalabka sida sida hagar la’aanta ah uga difaacay coadowga isa soo biirsaday ee ku soo duulay wadankeena waxaana aan leeyahay guuleysta. waa billaahi toofiiq asalaaaamu caleykum
DAWLADNIMO MACAANAA
WAAN ILMEEYAA MARKAAN MAQLO
HEESIHII WADANIGA AHAA
IYO MAANTA MARXALADA AANKUJIRNO
ILAAHOOW NABAD BAADI
MADAXDEENII WAA UJEEDAAA
WAXAA HAYSTA ADOON
MAHIIGA IYO BAHUUKA
CIIL WAY CIIL BADNAA
Haloo daaro heestaan ciidamada kolkey ladagaalamaayaan kan wadaniyu ay kuyartahay
Asc. Bahda idaacada Radio Muqdishow, ka dib anigoo ah Aqoonyahan Dr, Mohamed A/lahi Issack waxaan jeclaan lahaa suugaan heeseed aan curiyey kana kooban heeso jaceyl ah, deegaanka & amaanta macalinka. Waxaad iga kaalmeysaan fanaankii qaadi lahaa, music u samey & laxan saaris jawaabna aan idinka helo. Mahadsanid!!!
Asc
waxaandona
heesta uqado xasanadan
samatar
esh calaa hees waan idiin mhadcelinayaa daadihiyaash barnaamij waa hees wadnimo kahadlaysa waxaan layaabaa heeta bej kal labaad waxayleedahay nimanyahow gumaysigu gumaxa u afaystee nin walbow garwaaqso xilka garabka kuusuran cajiib cajiib gaarsii dadwaynaha in aan guul usocodnahay
a/w marka hore marka laba aad bay umahasantahay radio muqdisho sida fiican oo ay ugu soo gurbiso wararka bulasheeda
Waxaan ku farax san nahay dhagesiga radio muqdisho xaka wararka iyo heesaha wadaniga
waaaaaaaaaaaaaw ishcalaaaaaaaaaaaaa hees wadani
aniga runtii markaan arka wanaaga idaacada radio muqdisho waxaan go aansaday in aanan meelkale war u raadi maxaa yeelay melaha kale waxa aadba modaa in dalka dumintisa lacaglagu siiyo
aad baan ugu mahad celinayaa radio muqdisho waxaaana loo bahayahay in aan anaka dhan ku dayano
maasha allaah ilaah ayaan ka baryeeynaa inuu dalkeenna noo hagaajiyo idinkuna walaalayaal gadaal yaan loo noqon ee geediga wada
aad iyo aad baad u mahadsantihiin.
talabaad waxaan idinka codsanayaa maamulka iyo shaqaalah radio muqdisho in aad noo soo gudbisaan tafsiir sheekh aadan sheekh cabdullaahi cali.
waadmahadsanid
waw masha alah dawlada waa in ay badisaa heesaha wadanigaa insha alah dowlada waa ay waridoontaa
hees aad u wacan wweyaan