Wednesday, June 19th, 2013

Xukuumadda oo sheegtay in Boqolka maalmood lagu qabandoono in ka badan 25 qodob

Published on January 2, 2013 by   ·   7 Comments  ·   1,986 views

Xukuumadda Somaaliya ayaa sheegtay in muddada Boqolka maalin ah oo ay qabsatay  lagu qabandoonto in ka badan 25 qodob oo aan hore loo qaban iyadoo qalabka warbaahinta shacabka loogu soo bandhigidoono.

Wasiirka Warfaafibta Boostada Isgaarsiinta iyo Dalxiiska mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo shalay kulan la qaatay shaqaalaha wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa sheegay in golaha wasiiradu ay isku raaceen 25 Qodob  oo aan hore loo gaarin,  kuwaas oo aas’aas u noqondoona howlaha Horyaala xukuumadda.

Sidoo kale Mudane C/llaahi Ciilmooge Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Boostada Iyo Isgaarsiinta ayaa tilmaamay in wasaarada warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ay qodobadaasi kaga soo aadeyso Shan ilaa Lix qodob,   isagoo xusay in ay wasaaraddu uga soo dhalaalidoonto si hufan.

Mudane Ciilmooge ayaa hoosta ka xariiqay in howlaha ay qabanayaan Wasaaradaha dowlada si toos ah looga baahindoono qalabka warbaahinta laguna tartansiindoono wasaaradaha.

‘’Waxaan qabsanay Boqol maalmood kutalagalkuna waxaa weeye inaan keeno 25 Qodob qiyaastii oo aan hore loo qaban oo wasaarad kasta xil ay qaadato Wasaarada warfaafintina ay soo bandhigto waxqabadkaas oo toos looga soo Gudbiyo Telefishinka, anagu waxaan rabnaa inaan kaalinta koobaad kaga jirno waana hubaa inaan kaga jirno markaas ugu yaraan 5 ama 6 waan ka qaadaneyna 25-ka qodob’’ ayuu yiri wasiirka warfaafinta Boostada Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Mudane Ciilmooge.

Hadalkan ayuu wasiirku ka jeediyay kulan uu la qaatay madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda oo looga hadlayay sidii sare loogu sii qaadi lahaa howlaha ay Wasaaradu u heyso bulshada.

Readers Comments (7)

  1. Ansaari says:

    Masha allah waxaasi ayaa waxqabad ah iyo sida heerka sare ee utashteen wasiirada d.j,f,smliya waa qodobo wacan ee qoomdeesteen iyo sida wacan ay uqabsadeen waqtiga taasi ayaa noqondonto wax aykutartamaan wasaaradaha xukumada allow ufududeey shaqadaasi lkn waa in loo xil saaraa gudi daba galka waxqabadka w/radaha kumada si ay udardargiliso shaqada hortala wasarad walbo taasi ayaan halkan ka sojedinayaa by

  2. MASHA ALLAAH RUNTII WAXA AAN DHIHI KARAA WAA XUKUMAD LA ISKU HALEYN KARO MARKA AAD ARAGTIT HOWLAHA AY QABANAYAAN QEYB QEYB SIDA AY MUDADA AY UGU QABTEEN WAA RUN HOWSHA HORTAAL OO KASUGEYNO TUSAA LAHEEDA IN AY NATUSAAN SI AAN U LAGARAB GALNO HAL MAR LAMA WADA QABANKARO LAKIIN WAA IN QEYBA MAR LAGA GUDBO..MARKA FIRIYO XUKUMADA HADA JIRTA WAXAAN ISDHIHI KARAA KUWII HORE WAXEY AHAAYEEN DILAALEEN AMA QABAAN QONKALE U SODIR SADAY WAABA AHAAYEEN SABABTO AH WALIGEY KAMA MAQAL SHACABKA MAXAN U QABANAA SHACABKA MAXAN TUSNAA SHAQADODBA MA AHEY LAKIIN DIYARADAHA WAA RAACI YAQAANEN AFRIKAN SANBUQO WEYN BORSADA WAA U GEYN YAQAANEN

  3. Bare Yogol says:

    ACW, Waa idin salaamey shaqaalaha RM dhamaantiin, waad ku mahadsantihiin sida aad isaga xilsaarteen wargelinta wax yaabaha ay umadu ka sugayso dowlada.

    waxaan ka codsanayaa in wasiirka hawsha uu hayo oo aan aad ugu farxay khaasatan marka uu shaqaalaha wasaarada uu shakhsi walba ku abaalmarinayo ama ku sharfayo howsha ay qabteen uuna wasiirku ku joojin halkaas ee uu sidoo kale ku daro qorshaha sidii tababar casri ah loo siin lahaa shaqaalaha iyo facility fiican ooy howsha ku gutaan. ILLAAH howsha ha idiin fududeeyo.

  4. nabadon cumar farey says:

    asc mashaa allaaaaaaaaaaah allaah ayamahadan iskale midakale wafaraxadnoso hoyatay soomaaliyeytostosiskutiiirsada hadbakii natagdarantagera weligiin

  5. asc dhamaan umad somaliyeed hadal horoy ayaanugadaalnay kuwii kahoreeyay ayaamalin waliba faan nagudilay iyo mudo qabsi la arkidoone waxqabadkooda seey waYeelaan

  6. axmad says:

    asc maasha alaah wasiir walbo latashi iyo seen waxkadhahnaa waa mida leediin doortay shaqadiina marka aan kamqalno radio muqdisho aad ayaan ufaraxnaa aad ayaa udadaal badantihiin barlamankane aad ulatashatiin waxaad qabaneesaan maasha alaah guuleesta geesiyaal ayaatihiin maasha alaah

  7. yaaska says:

    SOOMAALIYO SOOMAALI BAA LEH




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

Daawo Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Kulan kula Qaatay Odoyaasha Dhaqanka“SAWIRRO”

Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
DSC06024

Xaflad Loogu Dabaal Degayey Aas Aasyada Dhalinta Ubaxa Qaranka Oo Lagu Qabtay Degmada Wadajir “DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Sequence 01.Still008

Hay’adda CCD oo Maanta Kulan Lagu Wacyi Galinayo Dhalinyaradda Ku Qabtaya Degmada Kaaraan“SAWIRRO”

Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Sequence 05.Still001

Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Jubboyinka oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay“SAWIRRO”

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 18.06.2013
MOBASA

Booliska Kenya oo Mombasa ku toogtay Laba Nin oo Argagixiso ah

Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
DSC01420

Ra’iisul Wasaaraha oo Maanta Furay Shirka Heerka Qaran ee Dib-u soo Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya:-WARSAXAFADEED+(Sawirro)

Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Ra'iisulwasaare Saacid

Ra’iisulwasaare Saacid”Waxbarashada waxaan siin doonnaa ahmiyad ka badan gaashaandhigga”

Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
DSC01183

Daawo Sawirradda:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Dalka oo Goor Dhow Ka Furmay Muqdisho

Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 18.6.2013
South-Africa

Burcad Koofur Afrikan Ah Oo Boob U Geysatay Hanti Ay Lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Ciidammada Asluubta

Taliska Ciidanka Asluubta Oo Muddo Bil Ah U Qabtay Iney Uga Guuraan Dadka Deggan Dhulalkii Asluubta

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
astaanta_qaranka13

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Dalka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho

Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
wiish

Garsoore Soomaaliyeed oo qabanaya cayaarta furitaanka CECAFA “SAWIRRO”

Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
12

Soomaalida Malaysiya Oo Markii Ugu Horeysay isugu Yimid Dood Wadaag Kana Dooday Dowlad Wanaaga“Sawirro”

Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
xasan

Madaxweynaha Cusub ee iiraan oo Sheegay in Dowladiisa aysan Joojin Doonin Barnaamijka Nukliyeerka

Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
turky

Dowlada Turkiga oo Sheegtay inay Awood Milatari u isticmaaleeyso Mudaharaadayaasha.

Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 17-06-2013

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*