Xukuumadda oo cambaareysay dilka maareeyahii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
Published on August 5, 2012 by Mowliid · No Comments · 941 views
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeysay dilkii xalay degmada Xamarweyne loogu geystay Allaha u naxariistee maareeyihii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalaada Muqdisho.
Wasiir kuxigeenka wasaaradda Dekedaha Gaadiidka Badda Cirka iyo Dhulka C/raxmaan Kulmiye Xirsi ‘’ C/raxmaan Dheere’’ oo ka hadlay dilkii loo geeystay Maareeyihii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Ibraahin Imaan Xalane ayaa tilmaamay in dilka marxuunka ay ka dambeeyeen kooxo bistoolado ku hubeysan, isagoo xusay in ciidamada ammaanku ay ku raadjoogaan gacan ku dhiiglayaashii dilay Marxuumka isla markaana sharciga la marsiindoono.
Sidoo kale wasiirka ayaa tacsi u diray ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelada qaraabada iyo qoyskii uu ka baxay Allaha uu naxariistee Ibraahim Iimaan Xalane, wuxuuna intaa ku daray in uu ahaa Marxuumka shaqsi aad ugu ammaannaa shaqada uu bulshada u hayay .
Marxuumka oo xalay kooxo hubeysani ku dileen degmada X/wene ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Muqdisho iyadoo dilkaasina ay aad u cambaareeyeen qeybaha bulshada ee ku dhaqan Muqdisho.
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...