Xubno Ka Tirsan Labada Gole Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyey Ehelada Dadkii Ku Wax Yeeloobay Deegaanka Leego
Published on January 26, 2013 by Jayte · No Comments · 1,142 views
Deeqdan oo kakoobneyd 10 kun oo doolarka Mareykanka ah ayaa maanta 5000 oo kamid ah waxaa la Gaarsiiyay ehelada dadkii ku dhintay rasaas ay si kama,ah ciidamada Amisom ugu fureen arday ku Sugneyd dugsi Qur,aan kuyaala deegaanka Leego ee gobolka Sh/Hoose.
Wasiir kuxigeennada wasaaradda Maaliyada iyo qorsheynta Abuukar Sheekh C/raxmaan iyo Ibraahim Sheekh Cabdi waxaana goobta lagu gudoonsiinayay kahadlay Abuukar Sheekh Caxmaan oo ah wasiir Kuxigeenada wasaaradaasi kaasoo sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dadaal ugu jirtay sidii
dadkan Wax loogu qabanlahaa tan iyo markii uu shilkani dhacay.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo isna kahadlay goobta deeqdani lagu gudoonsiinayay ayaa uga Mahadceliyay xukuumadda dadaalka ay ugashay sidii dadkan wax loogu qbaanlahaa isagoo tilmaamay Iney weli jiraan dad kale oo la ildaran dhaawacii kasoo gaaray rasaastii lagu furay.
Dhawaan ayey hayed markii horaantii bishan aynu kujirno ay ciidamada Amisom rasaas si kama ah ugu Fureen arday ku sugneyd dugsi Qur,aan kuyaala deegaanka Leego ee gobolka Sh/Hoose iyadoo Ciidamada Amisom saraakiishoodu aycudurdaar ka bixiyeen falkan maadaama uu ahaa mid aan
lagu Talagelin.
Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ee ka howlgala degmada ...
Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa sheegtay in la ...
Oeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa soo ...
Doodi kama taagna in dalkeennu muddo ka badan ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Hay'adda SYPD ayaa gar gaar lagu caawinayo dadkii ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...