Xilka Bulshada Ka Saaran Difaaca Hay’adaha Gargaarka “Dhageyso”
Published on October 29, 2012 by Canab · No Comments · 1,828 views
Dalkenna Soomaaliya waxaa ka jira dhibaatooyin badan oo aan gacmeheennna ku keensannay sida colaadaha iyo Nabaad guurka iyo dhibaatooyin rabbaani ah balse iyaga naftoodu ka dhashay xigmad gefafka aan galnay, sida abaaraha , Fatahaadaha iwm.
Muddadii uu dalkeennu dhex muquuranayay colaadaha iyo loollanka siyaasadeed, waxaa howlo wanaagsan dalka ka hayay hay’ado sama fal oo caalami ah, kuwaas isugu jira kuwo caalami ah iyo kuwo ahli ah.
Hay’adahani waxay bulshooyinka ku dhaqan gobollada dalka u hayeen howlo dhaxal gal ah, sida adeegyo caafimaad, Waxbarasho iyo quudin lacag la’aan ah.
Waxaa la dhihi karaa hay’adaha gargaarku waxay qeyb ahaan buuxiyeen kaalintii dowladdu banneysay muddadii burburka.
Laakiin waxaa nasiib darro noqotay in hay’adaha samafalka lagula kacay falal isugu jira Dil, Afduub, Hanjabaad , Boob iyo ugu dambeyn in la joojiyo adeegyadii ay bulshada u hayeen .
Kooxda Alshabaab ayaa mamnuucday guud ahaan hay’adihii gargaarka ee ka howl galayay goobihii ay gacanta ku haysay, xilli ay dadku baahi iyo cudurro u dhammaanayeen.
Maalmo ka horna kooxda sii liicaysa waxay Hay’adda Islamic Relief ka mamnuucday in ay gargaar gaarsiiso Hal milyan iyo Bar Soomaali ah.
Waa maxay xilka bulshada ka saaran difaaca hay’adaha gargaarka, waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Cali Sheikh Maxamuud ‘Sheikh Cali Dheere”
TUBTA TOOSAN 29.10.2012
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...