Xildhibaano booqday dhismaha safaraddeena ee Kenya
Published on March 23, 2011 by admin · No Comments · 404 views
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo mudooyinkii ugu danbeyay siminaaro u joogay magalada Nairobi ayaa booqasho ku tagay gurigii hore ee safaradda Soomaaliya ku laheed magalada Nairobi oo dhawaan dib loogu soo celiyey gacanta dowlada.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya Maxamed Cali Nuur Amerika ayaa kusoo dhaweeyay xildhibaanada guriga safarada, isagoona kusoo warejiyey guriga safaradii hore oo ka muuqdo burbur xoogan, waxana uu faahfaahin ka siiyey sida guriga lagu iibsaday iyo juhdiga la galiyey soo celinta safarada.
Xildhibaanada baarlamaanka ee booqashada ku tagay safaradda ayaa iyana si weyn ugu mahadceliyey shaqalaha safarada Soomaaliya ee magalada Nairobi dadaalkii ay u galeen sida guriga Safarada Soomaalida Nairobi dib loogu soo celin lahaa.
Xildhibaanadda booqashada ku tagay guriga safaradda u hogaaminayay Madobe Nuunow Maxamed waxana ay baaq u direen dadka Soomaalida in dhamaan la ilaaliyo agabka uu leehyahay qaranka Soomaaliyeed, daba galna la sameyo cidda dhibaatada gaarsiiso.
Madaxda dowlada Soomaaliya, mudanayasha baarlamaanka, iyo qeybaha shacabka Soomaaliyeed ayaa aad usoo dhaweyay soo celinta dhulka Soomaaliya ay ku lahed magalada Nairobi, taasi oo dhiira galin u noqoneysa in dib loo soo wada celiyo waxyaabaha kale ee dalka Soomaaliya la lumiyey.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...