Xildhibaanno Nabadeeyn U Joogay Gaalkacyo Oo Muqdisho Ku Soo Laabtay
Published on September 30, 2011 by Mowliid · No Comments · 916 views
Mudanayaal ka tirsan baarlamanka oo ka qeyb qaadanayay xallinta Dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
Xildhibaannadan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo ka geyb qaadanayay xal u helidda dagaalladii sababay dhimashada iyo dhaawaca oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka warbixiyay sida ay u xalliyeen qilaafaadkii u dhexeyay maleeshiyo beeleed iyo Maamulka Puntland.
Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xildhibaannadaasi magaalada Muqdisho ayaa waxaa ugu horeyn halkaasi ka hadlay Maxamed Cabdi Yuusuf oo sheegay in ay kulamo gooni gooni ah la qateen madaxda gobollada Barri, Mudug, iyo wax garadka ku dhaqan gobolladaasi, waxa uuna xusay in ay xalliyeen xiisadihii ka dhaxtaaganaa maamulka Puntland iyo maleeshiyo beeleed ku dagaalamay magaalada Gaalkacyo. ee xarunta gobolka Mudug.
Horaantii bishaan ayeey aheyd markii ay dagaallo ku dhaxmareen Magaalada Gaalkacyo maleeshiyo beeleed iyo ciidamo taabacsan Maamul Goboledka Puntland.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...