Xiisad colaadeed oo u dhaxeeysa dadka deegaanka iyo Shabaab oo ka taagan Jannaale
Published on June 20, 2012 by Mowliid · 6 Comments · 2,381 views
Xiisado coolaadeed oo u dhaxeyaya malleeshiyaadka Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa ka taagan mid ka mid ah deegaanno hoos taga Jannaale ee gobolka Shabeelaha hoose.
Wararka ka imaannaya deegaannka Jannaale ayaa sheegaya in deegaanka Jannaale iyo deegaanno hoos taga ay ka taagantahay xiisado colaadeed oo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo malleeshiyaadka shabaab, kaas oo ka billowday dadka deegaanka oo ka biyadiiday amar ay soo saareen malleeshiyaadka shabaab oo ahaa in guryaha iyo deegaannadaasiba ay u banneeysaan horjoogayaasha shabaab ee baxsadka ah.
Intaas kadib dadka shacabka ah ee ku nool deegaannno kala duwan oo hoosyimaada Jannaale ayaa billaabay in u diyaargaroobaan sidii ay ula dagaallami lahaayeen malleeshiyaadkaasi maadaama ay si qasab ah uga barakicinayaan guryihii iyo beerihii ay halkaasi ku lahaayeen.
“uma dulqaadandoonno waana ka dagaalameyna damaca ay shabbaab ku doonnayaan in ay nagu barakiciyaan isla markaana la wareegaan hantideenna, hubna waan heysanaa” ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha deegaankaasi oo la hadlay Radio Muqdisho.
Wixii ka dambeeyay markii qar ka mid ah horjoogayaasha shabaab madaxooda la dulsaaray lacago mallaayiin dollar ah ayaa waxa ay kordhhiyaann cadaadiska bulshada ku nool deegaannnada ay wali dalka kaga harsanyihiin.
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Alshabab in lesska cilsho.weyen waayoo alshabab waa dad yacni diin been ah sheeganayan weyen marka dadka shacabnka waxan usheegayaa in ee iska cilshaan
Asc dhaman walalaha . Kkk mah,mah somaliyed aya tilmameyso guri adan guriga’ga eheeyn guri kuu ma naqdo, allaha kala kulansiyo shar amiin
Alaahu akbar alsheydaan haleyska celiyo yahuuda ayey ushaqeyaan asc
Asc wan idin salaamy dhamaan umada somaliyed salankadib melkasto an jogno uma dulqado dono cadaadiska ey na sarayso qolada lamaga maxday al shabab ma ahan al shabab e wa al sheydan hadale din ku gamanayo wana ladaga lameyna wana shegeyna melkasto o ey ku jiran wayo wana dhimateyyen illaah ayan ka baryena ino naga dulqado alsheydanka alqacido ah wa yahuud dadka madaxa kagoysa wasalam caleykum
Guryaha in loo baneeyo ayaa fiican oo markay degaan gantaalaha cruiseka loogu garaaco. Dadka reer janaale nimanka iska farsameeya inta aysan idin gow gowricin sidii ay ceel buur dadkeeda u galeen.
wa cawa dhlatay iyado shawab wadanka ka tagen qawarijta muslinkana wa kan laga nabad helo shawab wa qawarijta alahuma ajana damerada