Xawaaladaha Manisoto Oo La Xirayo:Dhageyso Barnaamijka Dalmar
Published on December 17, 2011 by Ali · 2 Comments · 2,444 views
Barnaamijka Dalmar todobaadkaan waxa uu ka hadlayaa xawaaladaha Soomaalida oo lagu wado in Manisota laga xiro, iyo saameynta ay Soomaalida ku yeelan karto.
Halkaan hoose ka dhgeyso:
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
surtagal maha in, aydoon somaalia noqon dowlad isku filan,in dowladda mareykanka joojiso xawaaladaha somalidda .waxaan ka codsayneynaa dowladdasy in si taxaddar uga firsato.
waa ka xunahay in USA iyadoo daruuf adag dalka soomaaliya ay ka jirto in hadana dowlada USA ay joojiso biilashii saoomaalida gudaha dalka ku nool ay ka hel;i jireen soomaalida joogta USA,aniga ka rayi ahaan waxaan u arkaa arin ceebteeda leh isla markaana ceeb ku keeni karto dowlada USA dad badana ay soo foodsari doonto gaajo iyo macluul maadaama ishii ay ka heli jireen biilasha noloshooda ee dhinaca USA la joojiyey,sidaas daradeed waan in xukuumada OBAMA AY ay ka fiirsataa talaabada uu ku joojinaaya xawaalada soomalida ee ku yaala mareykanka,