Xabsiga dhexe ee Xamar oo deeq dawo ah la gaarsiiyay
Published on December 4, 2012 by Canab · 1 Comment · 1,201 views
Wasaaradda hormarinta adeegga Bulshada ayaa deeq dawo ah gaarsiisay Xabsiga dhexe ee Xamar halkaas oo ay ku jiraan maxaabiis.
Deeqdan dawada ah ee ay maanta gaarsiisay waaxda caafimaadka ee wasaaradda adeega bulshada Xabsiga dhexe ayaa isugu jirtay dawooyinka loo isticmaalo fuuq celinta, cudurada maqaarka iyo sidoo kale dawooyin kale, waxaana dhaqaatiirti ka socotay waaxda caafimaadka ay u sameyeen baaritaano maxaabiista.
Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar Xasan Xuseen ayaa ugu mahad celiyayay dadaalka waaxda caafimaadka ay dawada kusoo gaarsiisay maxaabiista isagoona ku tilmamay mid xiligii loo baahnaa yimid.
Dr C/risaaq Yuusuf Maxamuud ku simaha agaasimaha waaxda caafimadka ee wasaaradda arrimaha bulshad oo isna lahadlay saxaafadda ayaa tilmamay in maxaabista ay yihin dad dambi galay balse aysan taa micnaheedu ahayn inay lumiyeen muwaadinintooda ayna mudan yihiin in la siiyo daryeel caafimaad iyo mid nololeed intaba waxaa uuna ka codsaday dhamman hay’adaha samafalka gaar ahaan kuwa ka shaqeeya caafimaadka in ay lasoo gaaraan xabsiga dhexe ee Xamar kaalmo.
Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku jira maxaabiis loo haysto dambiyo kala duwan qaarkoodna la xukumay ku waa oo u baahan in lasiiyo daryeel caafimaad iyo mid nololeed.
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
ilaahow inti muslim eh oo aan muteysan xabsi xoriyadooda sii meel kasto oo ey dunida ka joogaan Aamiin