Xaafadda Islii oo looga dhawaaqay Dallad ay ku mideysanyihiin Soomaalida degan Xaafadaasi
Published on January 14, 2013 by Mowliid · 1 Comment · 1,361 views
Bulshada kala duwan ee ku dhaqan xaafadda islii ee magaalada Nairobi ayaa gelinkii dambe ee shalay ku dhawaaqay iney sameysteen Dallad ay ku mideysanyihiin ayadoo taasina ay uga gol leeyihiin iney cod mideysan kula hadlaan Dowladda Kenya.
Dalladan oo ay ku mideysanyihiin dhamaan dadka Soomaaliyeed ee dagan xaafadda Islii ayaa si rasmi ah looga dhawaaqay xaafaddaasi, waxaana la sheegay in Dalladani ay meteleyso dhamaan qeybaha bulshada ku nool xaafadda Islii.
Guddoomiyaha Dallada Xuseen Maxamed Aar ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Dalladan ku dhawaaqidda Dalladan ay ka dambeeysay kadib markii dowlada Kenya ay ku boorisay guddiga ganacsatada in ay dhistaan Dallan ay ku mideysanyihiin dhamaan Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool xaafadda Islii.si dowladda Kenya ugu fidudaato in ay xiriir toos ah la soo sameeyaan bulshada Soomaalida.
Sidoo kale guddoomiyaha Dalladan ayaa sheegay in Dalladan ay aqoonsantahay Dowladda Kenya, islamarkaana 21-ka bishan ay kulankoodii ugu horeeyay la yeelandoonto dowlada hoose ee Nairobi.
Dalladan ayuu tilmaamayy guddoomiyuhu in ay wax ka qabandoonto dhibaatada soo Wajahda dadka deegaan ahaan wada dega xaafada Islii , waana markii ugu horeysay ee Dallad noocaan ah oo ay ku mideysanyihiin bulshada Soomalaida looga dhawaaqo Xaafada Islii ee magaalada Nairobi.
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Runtii, mar hore ayaa loo baahnaa ,in daladaan ay sameytaan bulshada somaaliyed ee ku nool deegaanka ,isli ee nairobi, si looga hortago dhibaatooyinka loo geysto bulshada somaaliyed ee ku nool deegaanka isli.
Waa ilaah mahadii,a in hada somalidu ay ku baraarugti in ay sameystaan dalad ay ku mideysanyihin oo ilaalisa danahooda,waxna ka bedesha hab noledkooda.