Waxgaradka Ku Nool Muqdisho Oo Soo Dhoweeyay Howlgalada Ay Wadaan Ciidamada
Published on July 7, 2012 by Canab · 1 Comment · 1,965 views
qaar ka mid ah nabadoonada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn u soo dhoweeyay howlgalada ay ciidamada sida wadajirka ah uga wadaan dagmooyin ka mid ah Gobolka Banaadir.
Wax garadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay howlgalada ay wadaan ciidamada XDS iyo nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM kuwaas oo maalmihii ugu dambeeyay ay kawadeen dagmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho.
Nabadoon Shire Faarax oo ka mid ah nabadoonada Soomaaliyeed oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgalada ay wadan ciidamada uu yahay mid loobaahnaa wax weyn ka badalidoona amaanka magaalada Muqdisho.
Nabaadoonka ayaa dowladda ka codsaday in dhaqan celin lagu sameyo dhalinyarada ka tirsan kooxda shabaab maadaama ay yihiin kuwo la qalday.
sidoo kale Shire Faarax ayaa ugu baaqay ciidamada in ay balaariyaan howlgalka ilaa laga sugayo amaanka gobolka banaadir iyo gobolada ku dhowdhow si ay shabaab ugu soo dhaxdhuumaan dadka shacabka.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Asc waan taagersanahay hosha amanka lagu sugaayo mana,ogolaandono Qas danbo iyo rabshado kadhaco caasimadda somalia aloow no dhameystir nabadda noso iftay amiin somalia hanolato amin