Dhalashada Nabigeenna- DHAGEYSO
Published on January 22, 2013 by Yusuf · No Comments · 2,195 views
Waxaan ku jirnaa bisha Rabiicul Awal oo ah bishii uu 12 keeda dhashay nabigeenna Muxammed NNKH, Nabigii ugu dambeeyay ambiyada ilaahey , kaas oo uu Eebbe weyne u soo saaray in noolaha ka badbaadiyo baadinimada kuna hago Tubta Toosan ee uu ilaah raalliga ka hayay.
Waa bishii uu dhashay Nabigii Naxariista ee uu Ilaahay ku yiri: Waxaad dunida u tahay naxariis, uuna ku tilmaamay raxmad badane.
Nabi Muxamed Nabad gelyo NNKH, waxa uu Caalamka soo gaarsiiyay Risaaladii eebbe u soo dhiibay ee ay ku idlaayeen wax kasta oo wanaagsan.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Waxa uuna ifka ka tegay isagoo caddeeyay wax kasta oo madmadow uga jiray ummadda.
Nabigeennu waxa uu tusaale u ahaa Akhlaaqda wanaagsan, Ilaah ayaana taas ku ammaanay, waxa uuna ummaddiisa u jeexay dhabbe haddii ay maraan ku dhammaanaya jannada.
Ka hor intii uusan geeriyoon, ayuu dadka kula dardaarmay inaysan dhiig iska daadin, In aysan is xaqirin, In aysan isku xad gudbin . waxa uuna ku baaqay in dumarka loo turo, xoolaha xaaraanta ahna la iska daayo.
Ilaahow ma gaarsiiyay? Ilaahayow markhaati ka noqo! War midkiinna joogaahi kan ma qan ha gaarsiiyo!. Sidaas ayuu kula dardaarmay ummaddii goobjoogga ka ahayd khudbadii Xajatul Wadaac.
Haddaba Maxaan ka fulinnay ama ka hir gelinnay dhaqammadii wanaagsanaa ee nabigeenna lala soo diray uuna na soo gaarsiiyay, mise ka harnay xumihii uu naga reebay?
Waa Mowduuca toddobaadkan oo uu marti noogu yahay Sheikh Cali Sheekh Maxamuud “Dheere” oo ka mid ah culimada ugu caansan dalka. ka dhageyso linkigan hoose.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...