Wasiiro Kulan Ka Yeeshay Sidii Loo Hormarin Lahaa Wasaarahada Dowladda
Published on July 14, 2012 by Canab · No Comments · 755 views
Kulan ay isugu yimaadeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya kaas oo looga hadlayay sidii ay wasaaradaha dowladda ay u yeelan wadashaqeyn iyo sidii loogu sameyn lahaa hormarin ayaa maanta lagu qabtay xarunta gaadiidka ee magaalada Muqdisho.
Wasiirada maanta kulanka ku yeeshay xarunta wasaaradda gadiidka iyo dekedaha ayaa waxaa ka mid ahaaa wasiirka waxbarashada, wasiirka caafimaadka, wasiiru dowlaaha gashandhiga iyo wasiir ku xigeenka wasaarada gadiidka iyo dekeha.
Kulanka ay yeesheen xubnaha ka tirsan golaha wasiirada ayaa waxa uu ahaa mid looga hadlayay sidii ay wada shaqeyn, iskaashi iyo horumarin loogu sameyn lahaa wasaaradaha dowladda.
Wasiirka ku xigeenka wasaaradda gadiidka iyo dekedaha Cabdiraxmaan Dheere ayaa sheegay in kulankoodu uu ku saleysan yahay sidii ay wasaaradaha uu yeelan lahaayeen wadashaqeyn iyo horumarinta wasaaradaha dowladda.
Sidoo kale wasiiru dowlaha wasaaradda Gashandhiga Maxamuud Macallin Nuur ayaa xusay in horumarada xaga dib u dhiska iyo kobaca Shaqada xarumaha dowladda uu qeyb ka yahay horumarka amni ee la garay taasi oo ay dhaliyeen ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
Kulanka ay maanta yeesheen xubnaha ka tirsan dowladda ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili dowladda Soomaaliya ee ku guuleysatay in ay sameyso hormaro kuwaas oo ku aadan sugida amaanka caasimada iyo gobolada dalka iyo dhismaha xarumaha dowladda.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...