Wasiirka w/warfaafinta oo dalka dib ugu soo laabtay
Published on December 6, 2012 by Canab · 3 Comments · 1,393 views
Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo labtay isagoo ka war bixiyay Shir uu uga soo qayb galay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Mudane C/llaahi Ciil-mooge Xirsi wasiirka wasaaradda Warfaafinta oo sarafarro shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinka tirsan wasaaradda warfaafinta, waxaana uu ka warbixyay safarkii uu ku tagay dalalka Turkiga iyo Kenya.
Wasiirka ayaa sheegay in kulankii ka dhacay dalka Turkiga ay ka qeyb galeen wadamada islaamka looga hadlay xaalada dalka iyagoo soo dhaweeyay ka qeyb galeyaasha shirka hormarka ay gaartay dowladda Soomaaliya.
Waxa uuna hadalkiisa ku daray in dowladda Turkiga ay Soomaaliya ka wado 27 mashruuc kuwaas oo ku aadan hormar dalka iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka Soomaaliya.
Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay in intii uu socday kulanka looga hadlay xaaladaha wadamo badan oo ay ka tagaan yihiin dhibaatooyin sida Siiriya iyo Falastiis.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Dowladena somaliya hanoolaato
mudane sodhowow waadna kumahadsantahay hosha qaranka aad u haysid
Wasiirka waxaan ka rajaynaynaa cilmiga uu aadka u yaqaanno inuu ummadda Somalia uga faaiideeyo oo dadkeena dibadda Jooga & Somalia isku xiro.