Wasiirka Wasaaradda Isboortiga Oo Kormeeray Garoonka Kubbadda Cagta Ex-Luujina
Published on July 15, 2012 by Canab · 1 Comment · 1,386 views
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada isboortiga shaqada iyo shaqaalaha iyo xubno ka tirsan gudiga Olombikada Soomaaliya ayaa maanta kormeer ku tagay garoonka Kubbadda cagta E- Luujino halkaas oo uu ka socdo dayactir.
Mudane C/llaahi Jirde Xuseen wasiirka wasaaradda dhalinyarada ayaa waxaa kormeerkiisa ku heliyay gudiga Olombikada Soomaaliya, wasiirka oo warbaahinta ku hadlay goobta ayaa ugu mahadceliyay dadka isku howlay dhismaha iyo dayactirka haatan ka socda Garoonka waxa uuna wasiirku sheegay in wasaaradda dhalinyarada ay soo dhoweyneyso dib u dhiska lagu sameynayo garoomada ciyaaraha ee ku yaala magaalada Muqdisho.
Sidoo kale wasiirka ayaa xusay in gudiga Olombikada Soomaaliya ay diyaar garoow xooggan ugu jiraan sidii ay ugu qeyb galilahaayeen ciyaaraha Olombikada aduunka ee lagu wado in uu kafurmo magaalada London ee wadanka Briatian.
Wasiirka ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dhismaha garoomada dalka si loogu badbaadiyo dhalinyarada la marin habaabiyay.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
asc
waa arrin wanaagsan una baahan in lagu daydo waayo sportiga waxa uu dhalin yarta kasaa cidaa marin habaabinta lagu samey nayo da’yarta maanta jirta maskaxdooda muruqooda IWM wuu ka caawinayaa waana taageerayaa dhismayaasha laaga wado magalaada muqdisho iyo bilicda caasimadda
Allow magaladayada hormari oo cadow geeda hoos waliba cagta hoostiisa gali aamiin aamiin
i miss my city special district shibis
i love u 4 ever and hole country