Wasiirka Warfaafinta Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Published on January 27, 2013 by Raage · No Comments · 1,333 views
Wasiirka wasaaradda warfaafinta isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Mudane cabdullaahi Ciil Mooge Xersi oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo oo uu ugu maqanaa dalka dibadiisa ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweyay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda.
Mudane cabdullaahi Ciil Mooge Xersi Wasiirka wasaaradda warfaafinta isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka oo garoona diyaaradaha kula hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay wasaaradda warfaafinta waxqabadkeedii ugu horeeyay ay ka hir galisay magaalada Kismaayo Idaacad ku hadashay afka dowalada Soomaaliya isla markaana ka haqab tiri doonta dadka deegaankaasi baahida warbaahineed,isdoo kale waxaa uu wasiirku sheegay in idaacado kale oo ku hadlaya afka dowalada ay geyn doonaan magaalooyinka Marka,Jowhar iyo Baydhabo .
“Een Wasaaradda waxaa u sooro gashay in markii ugu horeysay tan iyo markii xuriyada la qaatay ma ayan laheyn magaalada Kismaayo oo ah magaaladii 3-aad ee dalka Soomaaliya,waxana la mid noqon doonta hadii uu illaah raali ka noqdo magaalooyinka Marka,Jowhar iyo Baydhabo, Ayuu yiri.Wasiirka wasaaradda warfaafinta isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Mudane Ciil Mooge
Wasiirka wasaaradda warfaafinta isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Mudane cabdullaahi Ciil Mooge Xersi ayaa sidoo kale tilmaamay in uu la kulamy Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Mareykana ayna balan qaadeen in dalka ay ku soo laaban doonaan si ay ugu qeyb qaataan dib u dhiskiisa.
“Jaaliyadda ayaan la sheekeystay waxaana ay u baahan yihiin in ay dib ugu soo laabtaan dalkood,Kuwa xirfadlaha ah in xirfadooda ay dalka keenaan kuwa ganacsiga sidoo kale kuwa caruurtooda dhaqan celinta u rabana,waxaa ay go’aan ku gaareen in aysan dib u celin caruurooda,taasina waxaa guul u soo hoyatay Shacabka Soomaaliyeed iyo Xukumadda Soomaaliya. Ayuu sidoo kale raaciyay cabdullaahi Ciil Mooge Xersi Wasiirka wasaaradda warfaafinta isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka.
Wasaaradda Warfaafinta ,Isgaarsiinta,Boostada iyo Gaadiidka oo ka mid ah wasaaradaha dowalada Soomaaliya ayaa waxaa ay u taagan tahay hanuuninta shacabka Soomaaliyeed iyo u hagida dhabaha wanaagsan ee horumarka iyo nabadgalyada.
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...