Wasiirka warfaafinta iyo Isgaarsiinta oo maanta kormeer kutagey xarunta wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka o dhawaan lagu soo biiriyay
Published on January 28, 2013 by Gaani · No Comments · 1,730 views
Wasaaradda howlaha guud ayaa qeybtii ugu horeysay ee Gaadiidka ku warejisay Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/laahi Ciilmoge Xersi ayaa Maanta kormeer kutegay xarunta wasaaradii Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho waxa uuna kusoo wareegay qeybaha ay Kakoobantahay xarunta wasaaraddaasi maadaama lagu soo biiriyay wasaaradiisa.
Wasiirka ayaa waxaa kormeerkiisa kuwehliyay wasiirka howlaha guud dekedaha Iyo gaadiidka Bada Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo ay horay u hoostagi jiraty Wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka inkastoo dhawaan kulan ay yeesheen Golaha wasiirada isbedel lagu sameeyay habka wasaaradaha la isku raacsiiyay.
Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka bada Muxidiin Maxamed Kaalmooy ayaa Halkaasi wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka kula wareejiyay xarunta wasaarada Gaadiidka oo howlo muhiim ah ka heysa dalka islamarkaana dadaal dheer ugu jirta soo celinta sharciyadii gaadiidka
Wasiirka warfaafinta Isgarsinta iyo Gaadiidka mudane C/laahi Ciilmooge Xersi oo Isna goobta kahadlay ayaa u mahadceliyay madaxda wasaaradda howlaha guud Iyo gaadiidka bada isagoo tilmaamay inay halkooda kasii wadi doonaan howshii ay Soo bilaabeen madaxda wasaaradii uu gaadiidku horay u hoostagi jiray.
Dhawaan ayey aheyd markii isbedel lagu sameeyay qaab dhismeedka Xukuumadda gaar ahaan wasaaradaha qaarkood oo lagu kordhiyay shaqooyin hor Leh halka qaarkoodna laga wareejiyay hay,ado horay u hoostagi jiray

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...