Tuesday, December 23rd, 2014

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo qudbad uu ku metelayo qaarada Africa ka jeediyay shir caalami ah oo ka socda dalka Turkiga”Sawirro”

Published on May 2, 2013 by   ·   No Comments  ·   5,325 views

Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi kuna sugan waddanka Turkiga, magaalada saddexaad ee Izmir kana qayb galaya shir caalami ah ayaa ka jeediyay khudbaddii furitaanka isagoo ku hadlay magaca Qaaradda Afrika. Wasiirka  ayaa uga mahadceliyay dawladda Turkiga casuumitaanka lagu casuumay shirkan iyo fursadda qaaliga ah ee loo siiyay inuu la hadlo ka qaybgalayaasha shirka..

Wasiirka ayaa khudbadiisa kaga warbixiyay xaaladda dalka Soomaaliyeed iyo hormarka ay dawladdani ku talaabsatey ee dhanka amniga. Wasiirka ayaa sidoo kale warbixin ka bixiyay sida ay dawladda uga go’an tahay iney dib usoo celiso shirkaddii Somali Airlines isagoo codsaday inay caalamku gaar ahaan dawladda Turkiga ee aan walaalo nahay ay umadda Soomaaliyeed ka caawiso.  ” Anigoo ku hadlaya magaca qaaradda Afrika, waxaa sharaf ii ah inaan halkan joogo maanta kana qaybgalo shirkan isla markaana aan idinla wadaago  dib usoo celinta shirkaddii Somali Airlines iyo hay’addii duulista hawada ee dalka Soomaaliyeed” ayuu yiri wasiirku, . Shirkan ayaa ka furmay magaalada Izmir waxuuna socon doonaa muddo saddex maalmood ah..

Shirkan oo ah mid sanadkiiba mar dhaca ayna horseed ka yihiin dalka Turkiga iyo Maraykanka ayaa waxaa ka soo qaybgala dawladaha caalamka waxaana looga hadlaa xiriirka duulimaadyada adduunka iyo qaabka iska kaashiga iyo hormarinta iyadoo Soomaaliya ay tahay waddamada sida khaaska diiradda loogu saari doono.

Wasiirka waxaa shirka ku weheliya saraakiil ka tirsan hay’adda duulista hawada Soomaaliyeed ee magaceeda loosoo gaabiyo SCAMA.Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka ayaa mudooyinkan danbe ku mashquulsan safaro dalalka dibaddiisa ah oo dadaal ugu jiro sidii wasaaraddu usoo celin lahayd adeegyadii ay bulshada u haysay.. Bishan April 22keedii ayay ahayd markii uu wasiirku ku guuleystey in dib loo furo Boostadii umadda Soomaaliyeed 23 sano kadib.

image

image_1

 

image_2

image_3

 

image_4

 

image_1

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-22.12.2014.mp3"][/audio]
Xildhibaan-Khadiijo

Wasaaradda Haweenka Oo Deeq Gaarsiisay Dad Naafa Ah

Deeqdani oo  isugu jirta dawo, dhar iyo agab ...
DSC00377

Wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo Cadaado gaaray iyo kulamo halkaasi Ka Socda “Sawirro”

Wafdigan oo  uu higaaminayay madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-mudug ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-22.12.2014-OK.mp3"][/audio]
IB0A7267

DAAWO SAWIRADA:- Madaxweyne Xasan Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya

Tababarkani xerada Jaziira ee  duleedka Muqdisho loogu soo ...
IMG_9962 (2)

Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed oo la kulmay jaaliyada Columbus Ohio “Sawirro

Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed Dr. Ahmed ...
Astaanta-booliska

Booliis dheeraad h oo la geeynayo gobolka Galgaduud

Taliyaha booliiska gobolka Galgaduud ayaa sheegay in gobolkaasi ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-22-12-2014.mp3"][/audio]
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Ciidamada oo saaka howlgallo ka wada magaalada Beledweyne

Ciidamada dowladda ayaa saaka howlgallo saf balaaran ah ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muungaab Sawir Hore

Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-21.12.2014.mp3"][/audio]
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay dalka “Dhageyso”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
DSC00192

Kooxda Heegan oo galabta afka ciidda u dartay kooxda LLPP Jeenyo “SAWIRRO”

Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka ...
sawir

Akhriso Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland

Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada dhexe ee Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DHUR-21.12.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Baarlamaanka Maanta (36)

Baarlamaanka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka guddiga xuduudaha iyo Federaalka

Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 21aad ee maanta oo ay ...
howlgal

Gaari xamuul ah iyo hub ku rarnaa oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Nabad sugidda Qaranka

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta ...
Wasiirka_Caafimaadka_Somalia

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka oo la kulmay hay’ado ka socda Qaramada Midoobay

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya mudane Cali Maxamed ...
astaanta.qaranka-300x228

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Shaqada oo tababar loo furay

Munaasabad tababar loogu furayay qaar ka mid ah ...
DSC07540

Culimada Galdogob oo ku baaqay in laga qayb qaato Dhismaha Dugsiga Hooyo ee Galdogob “SAWIRRO”

Dugsiyada Hooyo oo ay gacanta ku hayso Jamciyada ...
jowhar

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda oo xafiis ka furatay degmada Jowhar

Wasaaradda gaadiidka iyo duuliskta hawada ayaa xafiis ka ...
DIGITAL CAMERA

Daawo Sawirrada:- Xafladdii xalay lagu qabtay taliska ciidanka booliiska ee Muqdisho

Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 71-aad ee ka soo ...
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo maanta Jabuuti kula kulmaya madaxweynaha maamulka Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-21-12-2014.mp3"][/audio]
sax

Eng.Axmed Macalin Fiqi oo isku sharaxay madaxweynaha maamulka gobollada dhexe”Daawo Sawirro”

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee ...
IMG_0741

Xaflad lagu weyneynayo sanadguurada ciidanka booliiska oo caawa ka socota Muqdisho

Munaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-20.12.2014.mp3"][/audio]
IMG_0734

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska ciidanka booliska Soomaaliyeed

Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan ...
1

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
xukun1

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Soomaaliya oo laga caawin doono xagga dib u dhiska

Eng, Nadiifo Cismaan Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Howlaha ...
vlcsnap-2014-12-20-15h28m24s0

Munaasabadda xiritaanka sanad dugsiyeedka Dugsiga agoonta Rajo oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO+VIDEO”

Munaasabad lagu maamuusayay xiritaanka dugsiga agoonta Rajo ee ...

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...