Wasiirka Maaliyadda Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halka Ay Marayaan Lacagaha Cusub Ee Lagu Daabacayo Dalka Suudaan
Published on July 6, 2012 by Canab · No Comments · 3,347 views
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa ugu baaqday Shacbiga Soomaaliyeed inaysan marnaba bixinin Canshuur aanan wadanin Rasiidkii Sharciga ahaa ee ka yimid Wasaaradda Maaliyadda iyadoo dhanka kale ka hadashay halka ay marayaan lacagaha Cusub ee shillin Soomaaliga ah oo ay dowladda Suudaan u daabaceyso dalkeenna.
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya C/naasir Maxamed Cabdulle oo maanta marti ku ahaa barnaamijka Todobaadlaha kulanka jimacaha ee ka baxa Radio Muqdisho iyo TV-ga Qaranka ayaa waxa uu ka hadlay ololaha ay wasaaraddisu ku qaadeyso canshuuraha dalka gaar ahaan kuwa barriga waxa una wasiirku ka dalbaday dhammaan shacabweynaha Soomaliyeed inaysan dhiibin lacagaha canshurta haddii aanan la siinin rasiidkii sharciga ahaa ee ay ugu talagashay wasaaradda maaliyadda iyo lacagta in la siiyo qofka canshuur bixiyaha ah.
Mudane C/naasir Maxamed Cabdule Wasiirka maaliyadda iyo Lacagta ayaa dhanka kale faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay in lacago cusub oo shillin Soomaali ah loo soo daabaco dalka isagoo farta ku fiiqay in mar dhow la keni doono lacagahaasi oo xilligaan daabicisteeda ay ka socoto dalka Suudaan.
Wasaaradda maaliyadda iyo lacagta Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dib usoo celiso nidaamkii canshuur uruurinta iyadoo dhaqaalaha ugu badan uu dowladda xilligaan kasoo galo Garoonka Aaden Cadde iyo Dekada caalamiga ah ee Muqdisho waxa ayna wasaaraddu marar badan kula dardarantay shacbiga Soomaaliyeed in ay isku tashadaan oo ay iska bixiyaan canshuuraha si loo horumariyo wadanka guud ahaan.
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...