Wasiirka howlaha guud oo kormeer ku tagay qeybo ka mid ah xarumaha ay leedaha wasaaradda
Published on January 14, 2013 by Gaani · No Comments · 885 views
Wasaaradda Howlaha Guud Dakadaha Gaadiidka iyo Badda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dhis lagu sameynayo xarumihii ay ku laheyd dalka kadib markii maanta wasiirka wasaaradaasi uu kormeer ku tagay qaar kamid ah dhisamayashii wasaaraddu ay ku laheyd magaalada Muqdisho.
Kormeerkan uu wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo Dakadaha ku tagay xarumaha ay leedaha wasaaradda oo ay ka mid tahay xaruntii wakaalada xoogga korantada, xaruntii dhismaha iyo goobo kale oo ay leedaha wasaaradda.
Mudane Muxudiin Maxamed Kaalmooy wasiirka wasaaradda howlaha guud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kormeerkan uu yahay mid ay ugu kuurgalayaan xaaladaha dhismooyinka goobihii ay laheyd wasaaradda, waxa uuna xusay burbur xooggan ay ka muuqato xarumaha.
Sidoo kale wasiirka ayaa intaasi ku daray in laga saarayo qoysaska barakacayaasha ah ee deegaanka ka dhigtay xarumaha ay leedaha wasaaradda loona sameyn doono dib u jadin ay kala kaashanayaan hay’adaha maxaliga ah ee ka howlgala dalka.
Kormeerkan uu maanta ku tagay wasiirka xarumaha ay leedahay wasaaradda ayaa waxa uu yahay mid lagu soo indha indheynayo xaaladaha xarumaha wasaaradda si dib u dhis loogu sameeyo.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...