Wasiirka Horumarinta Iyo Adeegga Bulshada oo u ambabaxday Imaaraadka Carabta
Published on January 27, 2013 by Raage · 1 Comment · 11,052 views
Shirkani oo ka furmaya wadanka Isu Taga Imaaradka Carabta ayaa waxaa ka qeyb galaya wadamo ay ku mideysan yihiin ururka E.M.O East Mediterranean Organization oo ay Soomaaliya xubin ka tahay.
Wasiirka wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Dowlada Soomaaliya Marwo Maryan Cariif Qaasim Axmed oo Dowlada Soomaaliya uga qeyb galeysa kulankaasi oo ah mid heer caalami ah ayaa Taleefishinka qaranka iyo Radio Muqdisho kula hadashay garoonka Aadan Cabudulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho ka hor inta aysan ka dhoofin garooka,waxaana ay sheegtay in ujeedka safarkeeda uu la xiriiro ka qeyb galka shirkaasi looga hadlayo dhibaatada hooyada iyo caruurta Aduunka gaar ahaan wadamada ku bahoobay ururka E.M.O East Mediterranean Organization.
“Safarkeygan waxaa uu ku saabsan yahay shir ka furmaya dalka Emardka carabta magaalada Dubai oo ay isugu imanayaan dowladaha loo yaqaan Emro,ujeedka kulankani waa sidii loo yareyn lahaa hooyooyinka u dhimanaya sababo la xirira dhalmada iyo caruurta 5-ta sano ka yar ee micno la’aanta u dhimanaya” ayeey tiri Wasiirka wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada.
Shirkani ayaa la filayaa in uu ka soo baxo qodobo muhiim ah oo quseeya shirka iyo wax ka qabashada xaalado badan oo hor taagan caafimaadka hooyooyinka xiliga Uurka ay ugu dhimanaya iyo caruuta dadoodu ka hooseeyso 5-ta Sano.
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
ma salaanta ajaaniib
salaadeeda ma dheefto
soonkeeda ma deyso suuban gabarteena
suubanay gabarteena waxaad
doonta sideeda Rabbiga ha ku siiya