Wasiirka Ganacsiga”Dowladdu wey badbaadineysaa hantida dadweynaha ee taala Suuqa Bakaaraha”
Published on May 31, 2011 by admin · No Comments · 841 views
Wasaaraadda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lagama maarmaan tahay in la badbaadiyo hantida shacabka ee taala Suuqa Bakaaraha.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Maxamed Cabdi Ibraahim ayaa sheegay in Dowlada ay mas’uuliyad ka saarantahay badbaadinta hantida dadweynaha ee taala suuqa Bakaaraha, wuxuuna intaa ku daray in hantida dadweynaha ay dowladdu ilaalin doonto ayna ogolaan doonin in lagu xadgudbo.
Dadweynaha ayuu ku booriyay wasiirku in ay taageeraan Dowladda si ay uga baxaan dhibaatada lagu hayo ganacsigooda isla markaana ay u helaan xoriyad iyo fursad ay ku sii horumariyaan ganacsigooda.
Hadalka Wasiirka ayaa ku soo beegmaya xilli Khawaarijtu ay gabaad ka dhigteen handida dadweynaha ee taala suuqa Bakaaraha iyagoo qoryo ku xirtay daarihii waaweyna ee ganacsiga suuqa Bakaaraha.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...