Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ciidammada Qalabka Sida Iyo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidda”Dhageyso”
Published on August 19, 2012 by Jayte · No Comments · 856 views
Ra’isulwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa Ciidammada Qalabka Sida iyo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fidriga oo sanadkan ay dadka Soomaaliyeed guud ahaanba si wadajir ah farxad ugu ciideen.
Mudane Xuseen Carab Ciise Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo shacabka kala hadlayey iyo Ciidammada Warbaahinta Qaranka ayaa yiri “waxaan Soomaali maanta meel kasta oo ay joogta aduunyada gaar ahaan soomaalida gudaha dalka anigoo ku bilaabaya Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo runtii wadaninimo muujiyey,magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka waxaa maanta looga ciiday si aanan mudooyinkan looga ciidin waxaana ciidaan ay timid xili ay rajada guullo badan oo ay ugu horeeyso in dalku yeesho dowlad buuxda ay muuqdaan marka waxaan idiin leeyahay Hambalyo”
Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa xusay in isbedelladan dalka ka jira ay sabab u tahay guullaha dhanka amni laga gaaray iyo sidoo kale sidii loo sugay amniga taasi oo ku timid iskaashi buuxa oo ay wada yeesheen Ciidammada Qalabka Sida guud ahaan iyo shacbiga Soomaaliyeed waxaana uu tilmaamay in dhowaan la dhameystiri doono howlgallada guud ahaan dalka cadowga looga xureynayo.
Ugu dambeyntii Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaanna qurba joogta u diray fariin uu kaga codsanayo iney dalkooda dib ugusoo laabtaan si ay uga qeybqaataan hormarka iyo dib u dhiska Dalka.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Fariinta Wasiirka Gaashaandhigga Ee Ciidda
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...