Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ciidamada XDS Ugu Hambalyeeyay La Wareegidda Beledweyne
Published on December 31, 2011 by Mowliid · 2 Comments · 1,791 views
Wasiirka gaashaandhigga oo hambalyo u diray ciidamada qalabka sida meel kasta oo ay joogaan kadib guulihii ay ka gaareen howlgallada ay ka wadaan dalka gaar ahaan magaaladda beledweyne oo ay saaka la wareegeen CXDS.
R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhigga Soomaaliye Xuseen Carab Ciise oo maanta wareysi gaar ah siiyay war baahinta qaranka ayaa ugu horreyn hambalyo ku aadan sanadka cusub u diray ciidamada xoogga dalka iyo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer baladweyne ee gobalka Hiiraan oo uu sanadkan cusub ka baxay gumeysigii shabab kadib markii ay ciidamda xoogga dalka saakay la wareegeen gacan ku haynta magaaladaasi.
Wasiirka Difaaca ayaa sidoo kale sheegay in sanadkan cusub uu noqon doono sanadkii dalka oo dhan laga xureeyn lahaa maleeshiyadka shabab isagoo shacabka u rajeeyay in ay ku noolaan doonaan nabad iyo baraare.
Ciidamda qalabka sida ayaa sanadkan waday dadaalkii ugu ballaarnaa ee dalka looga xoreynayay malleeshiyaadka shabaab kuwaasi oo u suurta gashay in magaalda Muqdisho ay ku xureeyaan shabaab iyadoo sidoo kale ka xorreeyay shabaab deegaanno ka mid ah gobollada Jubbooyinka Gedo iyo Hiiraan.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
maasha allaah Guulaystayaal Guulaysta mar walba
Waxaan kaloo talo soo jeedin lahaa in ciidamaha soomaaliya la geeyo goobihii laga faaruqiyey shayaadiinta, ciidamada itoopiyana ay isaga baxaan kolkii ay hawlgalka la dhamaystiro hawlgalkana yaanan la habsaamin mudo 7 todobo cisho ha inoogu dhamaato deegaanka baladweyne
very happy day today .