Wasiirka Gaashaandhigga iyo masuuliyiin kale oo ku wajahan Jubbooyinka
Published on November 2, 2011 by Jayte · No Comments · 1,657 views
R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa u anbabaxay deegaannadii dhawaan laga xureeyay maleeshiyada Al-Shabaab ee ka tirsan gobollada Jubbooyinka iyadoo halkaasi ay kullamo kulla qaadan doonaan saraakiisha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya mudne Xuseen Carab Ciise iyo masuuliyiin kale oo ka mid ahaa wafdi uu hoggaaminayay R/wasaaraha Xukuumadda FDKMG oo ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa u anbabaxay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobollada Jubbooyinka halkaas oo dhawaan si awdood ah looga saaray kooxda Al-Shabaab.
Socdaalka wasiirka Gaashaandhigga ayaa waxaa ku wehliya taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General C/qaadi Sheekh Cali Diini, waxaana la filayaa in masuuliyiintaasi ay tagaan deegaannada kala ah Taabta, Qooqaani, Buuhowdle iyo Afmadoow iyadoo halkaasi kullamo ay kulla qaadan doonaan saraakiisha ciidamada xoogga ee goobtaasi ku sugan.
Wasiirka Gaashaandhigga ayaa horey u sheegay in uu booqan doono goobaha Shabaab laga xureeyay ee ku yaala Jubbooyinka.
Booqashada mudane Xuseen Carab Ciise wasiirka Gaashaandhigga uu ku tagayo deegaannada Jubbooyinka ayaa cadeeneysa in Shabaab laga fara maroojiyay deegaanno badan iyadoo arrintaasi ay dhiira galin u tahay ciidamada xoogga ee halkaasi howl gallada ka wada.
Si Aad U Heshid Wararkale Oo Soomaaliya Ku Saabsan Islamarkaana ku qoran Luqadaha Somali,Arabic iyo English ka doono Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONA
http://sonnanews.net/
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...