Thursday, October 2nd, 2014

Wasiirka difaaca Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Baydhabo lana kulmay qeybaha bulshada.

Published on January 2, 2013 by   ·   5 Comments  ·   2,405 views

Wasiirka difaaca dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaas oo  ay kulamo kula Qaateen saraakiisha ciidamada, maamulka dagmada iyo waxgaradka ku dhaqan Baydhabo.

C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi wasiirka gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya Taliyaha ciidamada XDS Gen.C/Qaadir Sheekh Cali Diini iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.

Wafdigan ka socda dowladda ee gaaray Baydhabo ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka mas’uuliyiinta gobolka Baay iyo ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Baydhabo kuwaasi oo ay kala hadleen sii xoojinta amniga iyo sidii loo dardar gelinlahaa howlaha ay ciidamada qalabka sida ka wadaan gobolka xili ay dhawaan degmooyin katirsan gobolkaasi lawaregeen ciidamada dowlada.

wasiirka gaashandhiga oo kulanka kadib lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in isbedel weyn uu ka muuqdo magaalada baydhabo iyo muraalka ciidankaba waxa uuna tilmaamay inuu gaarsiiyay mamaulka iyo saraakiisha ciidankaba dhambaalka madaxda sare ee dalka.

sidoo kale xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa radiomuqdisho usheegay in wasiirka loo gudbiyay baahida ay ciidamadu xiligan qabaan iyo sida ay dadka reer baydhabo iyo guud ahaan gobolka Baay diyaar ugu yahay shaqada Qaranka iyo dhiiri gelinta ciidamada.

wafdiga wasiirku uu horkacayo ayaa waxaa qeyb ka ah socdaalkooda sidii ay ciidamada xooga dalka ee ka howlgalada gobolkaasi u heli lahaayeen xuquuqdooda iyo sidii musharaaad loo siinlahaa ciidamado mileteri ah oo ay ciidamada Ethiopia ku tababareen magaaladaasi kuwaasoo xiligan ka howlgala gobolka.

Socdaalka wasiirka difaaca iyo wafdigiisa  ayaa imaana xili ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolkaasi ay la wareegeen deegaano hor leh oo ay ka mid tahay degmada Ufuroow iyo deegaanno kale.

Readers Comments (5)

  1. Ansaari says:

    Masha allah waa boqosho aad iyo umuhiim u ah oo laga sugaayay mudane fiqi tan iyo marka oo baqashoyinka iyo kuwii lamidka ahaa oo bilaaway eeba ayan waxan ugubaryenaa in oo cadowga ka ilaliyo asiga iyo kuwa hormarka jecel amiin

  2. dhuug xaaji says:

    ciidamada xds waxaan idleenahay noqda ku wii dalka hugsi u noqda oo kasaara gacanta nimanka shidada wata ee har iyo habeen dhibaataynaya shacabkayaga,xalaalaystay dhiiga umada soomali guul iyo cadaalad ayaan idin baryaynaa

  3. maxamed muxidin axmed says:

    fiqi waxan ku boorinayaa inuusan hilmaamin balankii uu qaday kaas oo ahaa inuu dib u dhisi doono ciidanka xooga dalka soomaaliyeed mudo 4 sano gudeheed ah.
    walaalaha radio muqdisho waxan ka codsanayaa inaad fariinteyda aad gaarsiisaan mudane fiqi jwtiisana aad ii soo dirtaan .
    allaha dhowro labada fiqi imta ay xaqa ku taagan yihiin haday ka bayraanna allaaan ku daayey;afrika iyo al cadaala allaha dhawro iyo dhamman howlwadeenada radoi muqdisho

  4. maxamed cade says:

    asc .wasiirka difaaca J.S mudane fiqi iyo taliya ciidanka xogga dalka somaliya sareye gaas c.qaadir shiiq cali diini
    Waa madaxda ugo fiican ee bur burki kadib soo maray wasarad gashaan dhiga waan madax daacada ah gudan kawara waajib kooda shaqo
    Waxaan idiin leeyahay wax dhisa
    Hana daalina xooggii dalkoow

  5. alahu akbar alaku akbar, ha sarayso gacanta dowlada soomaaliyeed iyo shicibkooda, sidoo kale mudanaha in badan baan leeyahay mahadsanid howsha qaran aad wadid in badanna waan kaa filanaynaa, baahida shacabkaaga 100% matirmayso balse 99% inaad tirtid isku day had iyo jeer.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Xaj

Xujeyda Beytka Alle oo berri joogsanaya Banka Carafaat.

Xujeyda Beydka Ilaahey ee sanadkan gudanaya cibaadada xajka ...
Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Turkiga oo Wadajir U sugaya Amaanka

Wasaaradda amniga oo soo saartay awaamiir dhanka amaanka ah inta ciida lagu jiro “DAAWO VEDIO”

Afhayeenka wasaarada aminga Qaranka xukuumada federaalka Soomaaliya   Maxamed ...
astaanta-warka

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-DUHUR-KHAMIIS-02-09-2014.mp3"][/audio]
Jilib

Duqeyn ka dhacday degmada jilib iyo deegaano hoostaga

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa lagu soo ...
shabaabaaa-620x330

Kaslsoonida shacabka iyo kurbada Al-Shabaab”Qormo Xiiso leh Akhri”

Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda diinta iyo Owqaafta oo sheegtay in maalinta sabtida ah ay tahay Ciid kuna baaqday in laga faa’iideysto maalmaha cibaadada

Agaasimaha guud ee wasaaradda   Owqaafta iyo arrimaha diinta  ...
13214

Diyaarado duqeeyay fariisimo ay Shabaab ku lahaayeen Jilib

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa dhinaca cirka ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-2-10-2014.mp3"][/audio]
abaanduulaha

Abaanduulaha ciidanka XDS oo ka hadlay howlgalka Badweynta Hindiya “DAAWO VEDIO”

Taliska ciidanka XDS ayaa faah faahin ka bixiyay ...
dhuxulow

Wasiirka warfaafinta oo sheegay in dilkii Godane ay fursad weyn u tahay shacabka Soomaaliyeed

Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali ...
dubad 006

Dr. Beileh : “ waxaa ii muuqata yididiilo wanaagsan” (Sawirro)

  Mogadishu, October 01 , 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dekeda-Muqdisho

Isfaham La’aantii Ka Dhex Jirtay Muruqmaalka Iyo Maamulka Dekeda Muqdisho Oo La Soo Afjaray

Kulan ujeedkiisu ahaa dhameynta isfaham waa ka dhex ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEEN-01.10.2014.mp3"][/audio]
DSC02628

Xubna Ka Socda Guddiga Farsamada Ee Maamul U Sameynta Mudug Iyo Galgaduud Oo Gaaray Cadaado “Sawirro”

Xubnaha oo ka kooban 13-xubnood oo gudiga farsamada ...
sheekh bashiir

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada Ee Beri oo looga hadlayo fadliga Maalinta Carafo

Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in ...
gaas

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Sheegay In Ay Shabaab Ka Saareen Gal-Gala

Madaxwaynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed ...
unnamed-8

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q.M Oo Booqasho Ku Yimid Muqdisho “Sawirro+ VEDIO”

Muqdisho, 1 October 2014 – Ergeyga Gaarka ah ...
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare oo la kulmay Madaxda Jaamacadaha Gobolka Benaadir “DAAWO VEDIO”

Wasiirka hidaha iyo tacliinta sare mudane Ducaale Aadan ...
tartan

Xaflad lagu soo gabo gabeynayay Tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO+VEDIO”

Munaasabad lagu soo xirayay tartan cilmiyeedka bishii Ramadaan ...
Dagaal-1

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-DUHUR-01-10-2014.mp3"][/audio]
ciidanka

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Cadale

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta ...
dhalinyaro

Dhalinyarada Soomaaliyeed oo codsaday in loo abuuro fursado shaqo

Munaasabad lagu soo bandhigayay xaaladaha ay ku suganyihiin ...
Sawir hore Ra'iisul wasaare Cabdiweli

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo Agaasimeyaasha guud ku booriyay tayeenta shaqaalaha”DAAWOVEDIO”

Kulanka dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
DSC_0193

Wasiiro iyo Xildhibaanno garoonka ku sii sagootiyay arday ay Jaamacadda SIU u dirtay Jaamacadda Makerere “SAWIRRO+VEDIO”

Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa garoonka ...
KIsmaayo

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

Kulan looga hadlayay doorka ay haweenku ka qaadan ...
raaga ceele

Saraakiisha ciidanka XDS oo kulamo la qaatay bulshada deegaanka Raaga-ceelle

Saraakiisha ciidanka XDS ayaa kulamo la qaatay odayaasha, ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-arbaco1-10-2014.mp3"][/audio]
2

Madaxweynaha J. F. S. oo gaaray magaalada Jidda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Somali-National-Army-1

Ciidammada Xoogga oo kaabiga ku haya Baraawe

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidammada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-30.9.2014.mp3"][/audio]
DSC03935

Ra’iisul Wasaaraha oo soo xiray shirka New Deal (Sawirro)

Muqdisho, 30, September, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
1

“Sawirro”Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Sucuudiga

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...

Tubta Toosan

Xaj

Xujeyda Beytka Alle oo berri joogsanaya Banka Carafaat.

Xujeyda Beydka Ilaahey ee sanadkan gudanaya cibaadada xajka ...
TubtaToosan Logo

Mowqifka Islaamka & Is-miidaaminta

In qofku gooyo naftiisa waa dambi aad u ...
Nabad

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda Dhageyso

  Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed ...