Sunday, May 26th, 2013

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Su’aallo Uga Jawaabay Shacabka Ku Kala Nool Dalka Gudihiisa Iyo Dibaddiisa “Dhageyso+Sawirro”

Published on December 5, 2012 by   ·   4 Comments  ·   3,295 views

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aallo uga jawaabay Shacbiga Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayadoo sidoo kalena uu Wasiirka aragtiyadooda kala duwan ka dhageystay shacabka.

Mudane C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka Qaranka ayaa xalay marti ku ahaa barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo ka baxay Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) waxaana uu Wasiirku fursad u siiyey shacabka iney toos su’aallo usoo weydiiyaan ama ay talooyinkooda usoo gudbiyaan.

Ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa uga mahad celiyey shacabka Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa sidii kalsoonida laheyd ee ay u taageereen Xukuumadda uusoo dhisay Ra’isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) isagoo taageeradaasina ku tilmaamay iney tahay mid ku dhiiragelineysa iney shacabka si hufan ugu adeegaan.

Mahad celintaasi kadib Wasiirku waxa uu faah faahin ka bixiyey waxyaabaha qorshaha u ah Wasaaradda ee uu doonayo inuu qabto waxaana uu xusay Mudane C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka in waxyaabaha ugu horeeya ee ay Wasaaraddu qabaneyso ay tahay xaqiijinta amniga Caasimadda iyo guud ahaanba gobollada Dalka ayadoo taasina ay la kaashaneyso shacabka Soomaaliyeed.

Si ammaanka loo xaqiijiyo waxa uu Wasiirku xusay iney lagama maarmaan tahay dhameystirka Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya,tayeyntooda iyo qalabeyntoodaba taasina ay muhiimad gaar ah siin doonaan ayadoo laga bilaabayo wanaainta dishibiliinka Ciidammada waxaana uu Wasiirku ammaan iyo bogaadin u jeediyey Xukuumadihii KMGka ahaa ee dalka soo maray gaar ahaan Xukuumaddii ugu dambeysay oo uu ku ammaanay ineywaxbadan qabatay.

Waxyaabaha uguhoreeya eeay wax ka qabaneyso Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayuu sidoo kale tilmaamay Wasiirku iney ka mid tahay la dagaalanka Xagjirnimada oo dhowr siyaabood loola dagaalamayo siyaabahaasi oo ay ka mid tahay wacyigelinta waxaana uu rajo ka muujiyey bur burinta xagjirnimada.

Shacabkii kala duwaan ee barnaamijka kasoo qeybgalay inta uu socday ayaa waxey Wasiirka ugu hambalyeeyeen xilka loo igmaday ayagoo Allena uga rajeeyey inuu shaqadiisa la garab galo ayadoo sidoo kalena ay shacabku soo dhoweeyeen talaabooyinkii ugu dambeeyey ee ammaanka loo qaaday oo ay ka mid yihiin qaadista isbaarooyinka.

Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shacabka Soomaaliyeed ku guubaabiyey iney ganac ka geystaan soo celinta ammaanka iyo kala dambeynta Dalka isagoo si gaar ahna baaq ugu diray Qurba Joogta oo uu ku guubaabiyey iney Ciidammadooda taageeraan.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Jawaabaha Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka 04-December-2012

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Jawaabaha Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka 04-December-2012

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Jawaabaha Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka 04-December-2012

Readers Comments (4)

  1. Farhan ibrahim iskoris says:

    Asc wasirka iyo dhaman shaqalaha radiomuqdisho wan ku faraxsanahay hada nahay umada somaliyed sida wanagsan u wasirku ugu jawabay su alihi ay so weydiyen umada somaliyed aniga waxan ku dari laha inwasirka cadalada ku shaqeyo waligis wana mahadsantihin

  2. Maxamed says:

    Guul ayaan Allah uuga baryayaaa wasiirka Arimaha Gudaha C/kariin Xuseen Guuleed AAMIIN.

  3. hussein dubow says:

    aniga waxan aaminsanah hadi amaan la raabo waa laasim iney shacabka dowlada la soo xaariran .lakini dowlada nambar laga soo waaco please haa sameso.sidii nambarkii 888.

  4. Osman Elmi says:

    ASC, waxaan salamayaa dhamaan shacabka somaliyeed iyo dowladeena.
    Waxaan aad ugu faraxsanahay in Illaah nasiiyey dowlad ay hogamiyaan dad aqoon uleh.
    Waxaan ugu habalyenayaa Wasiirka arimaha gudaha iyo aminiga sida wanaagsan uu howsha iyo musulida loo dhiibay uu u gudanaayo waxay somali soo celisey niyadeena waana ku amaanayaa sida uu shacaybka somaliyeed uu ugu qanciyey su’aalaha ay soo waydiyeen.
    waxaan illaah ugu rajeynayaa qayr. amiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IGAD1

Qeybaha kaladuwan ee bulshada Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay go’aankii IGAD

Oeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa soo ...
images

Ardayda Soomaaliyeed Maxey Kala Kulmaan Dalka India,Talo Ku Socota Kuwa Usoo Hanqaltaagaya

Doodi kama taagna in dalkeennu muddo ka badan ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01270

DAAWO SAWIRRADA:- Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay shacabka ku dhaqan degaano ka tirsan G/sh/hoose

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 25 05 2013
DSC02530

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska sanad guurada 50 ee aas-aaska midowga Africa

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto maamul u sameynta jubbooyinka.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
igad

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gaba-gabeeyay Addis

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*