Tuesday, May 21st, 2013

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Shacabka Gudaha Iyo Dibadda Ku Kala Nool Su’aallo Uga Jawaabay “Dhageyso+Sawirro”

Published on February 6, 2013 by   ·   5 Comments  ·   4,286 views

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayadoo sidoo kalena uu wasiirku shacabka ka dhageystay fikradaha ay qabaan.

Wasiirka ayaa xalay marti ku ahaa barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo ka baxayey Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) waxaana uu shacabka fursad u siiyey iney si toos ah su’aallo ugasoo weydiiyaan safarradii ugu dambeeyey ee mas’uuliyiinta Dowladdu ku tageen gobollada Dalka iyo sidoo kale isbedellada dhanka amniga ah ee ka jira dalka.

Ugu horeyn Mudane C/kariin Xuseen Guuleed waxa uu shacabka u faah faahiyey safarradii ugu dambeeyey ee ay Xukuumadda hogaankeeda oo ah Ra’isulwasaaraha iyo wasiirrada qaarkood ku tageen gobollada Dalka waxaana uu tilmaamay wasiirku in safarradaasi laga gaaray guullo wax ku ool ah islamarkaana qaarkood  natiijooyinkii ka dhashay iminkaba la hayo sida isbedellada lagu sameeyey maamuulada gobollada iyo degmooyinka dalka qaarkood.

Wasiirka ayaa markale ku celiyey in Dowladda Soomaaliya ay abaalmarin lacageed siin doonto cidii soo sheegta halka ay joogaan amaba ku diyaarinayaan qaraxyo Maleeshiyada kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab taasina ay qeyb ka tahay iney shacabku ka qeyb qaataan nabadda dalkooda.

Su’aallaha wasiirka lasoo weydiiyey ayaa aad u tira badnaa waxaana ay dadweynihii barnaamijka ka qeybgalay oo kula soo xiriiray telefoonno,Emaillo iyo Facbooka ay weydiiyeen su’aallo u badan sameynta maamullada,wada shaqeynta hay’adaha ammaanka iyo shacabka iyo sida loo adkeyn karo nabadda hada ka jirta caasimadda Dalka iyo gobollada laga xoreeyey argigixisada Al-Shabaab.

Hadaba Barnaamijka oo socday mudo saacad iyo bar ah ka dhageyso qeybta hoose:-

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

DSC03714

DSC03734

DSC03736

DSC03748

DSC03758

DSC03765

DSC03812Photo By:-Axmed Yare

Hadii aad Joogtid USA,Canada,Uk,Norway iyo Sweden wararka iyo barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho kuwooda ugu muhiimsan ka dhageyso telefoonkaaga si lacag la’aan ah adigoo garaacaya nambarrada hoos ku qoran:-

UK :-                                                        +442035190460
USA & CANADA:-                           +14156550815

Norway:-                                              +4721953392
Sweden:-                                               +46840836392

 

 

Readers Comments (5)

  1. Maxamed says:

    Maasha Allaah C/Kariin Xuseen Guuleed shaqo wanaagsan ayuu qabtay oo aay ku jirto xalinta arinta Kismaayo.

    Guul ayaan ilaaheey kaaga baryayaa mudane Wasiir.

  2. Baahalow says:

    Allaha la garab galo Xilka Culus Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Ciidamada Amniga Qaranka Ilaah ayaa Mahad iska leh wax weyn ayaa iska badalay Xaaldda Amni ee Dalka Tan iy sidii aan uga baxnay Ku meel gaarka Welina Fari kama Qodna Ilaah ha inoo dhameystiro inta harsan, Nin Alle tala Saartay Talaabo kama xumaato, Soomaaliyeey Dhamaanteen aan isku tiirsanaano oo Ilaah Talo Saarano

  3. faarax says:

    WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA IYO AMINIGA QARANKA WAAXAAD QABATAY SHAQO WANAAGSAN WAADNA KA SOO DHALAASHAY MAS,UULIYAADAADII XILKA QARAN MAGAALADA MOGAISHO AMNI BUUXA AYAAD KU SOO DABAASHAY IYO DALKA INTA BADAN WAXAAD TAHAY MASUUL DAACAD AH ALAHA KUU FUDUDEEYO

  4. maashaa allaah waziirku waxuu qabtay waan ku farax sanahay shaqo adag buu qabtay maashaa llah wuu gutay xilkiisa si cadalad ah waa nin mas uul ah uguda hana shaqaada sidaan oo kale in takuu dhiman waziire kuwad cadaladaan inshaa allaaaah

  5. omar says:

    waabaa baryey.
    bilicsan aroorya baxsan
    maalin boqran.
    kuwii ka bayree
    dabkan baxaayaa
    bililinaayaa waa baaba’ooda.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*