Wasiirka arrimaha gudaha oo magaalada Baydhabo kulan kula qaatay qeybaha bulshada magaaladaasi
Published on January 28, 2013 by Gaani · No Comments · 1,251 views
Xubnahan oo uu hogaaminayay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka mudane C/kariim Xuseen Guuleed islamarkaana ay xubno ka ahaayeen Wasiirka gaashaandhiga, Wasiir kuxigeenada Wasaaradaha Warfaafinta iyo Horumarinta adeega bulshada ayaa Maanta ka degey garoonka diyaaradaha Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Markii ay ka dageen garoonka ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas,uuliyiinta Maamulka Gobolka Baay Saraakiisha ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo qeybaha bulshada magaaladaasi waxaana markii ay Gudaha u galeen Magaalada ay hotel kuyaala bartamaha magaalada Baydhabo kulan saacado badan Qaatay kula yeesheeen Odaayasha deegaanka Culimaa’udiinka iyo dhalinyarada kaasoo ay ku Dhageysanayeen hadii ay jiraan cabasho la xiriirta Maamulka Dowlada ee Gobolkaasi iyo guud ahaan Maamulka dowlada.
Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka mudane C/Kariim Xuseen Guuleed ayaa sheegay in Howsha ay u tageen magaaladaasi ay qeyb katahay sidii loo uruurin lahaa afkaarta bulshada kunool Gobolada Dalka si gobolada iyo degmooyinka loogu dhiso mamaulo KMG ah inta laga gaarayo maamulo Ay dadka deegaanku doorteen isagoo dhinaca kalena uga mahadceliyay qeybaha uu maanta lakulmay Sida ay fikirkooda saliimka ah ugu soo gudbiyeen mas,uuliyiinta gaar ahaan cabashooyinka ay soo Gudbiyeen ee dhinaca maamulka.
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa tilmaamay in dib u habeyn lagu sameyn Doono dhamaan maamulada gobolada dalka taasoo xiligan ay madaxda wasaaradu ku howlanyihiin si Loo dardar geliyo amaanka dalka loona ciribtiro kooxaha isku dayaya inay nabda carqaladeeyaan.
Hadii aad Joogtid USA,Canada,Uk,Norway iyo Sweden wararka iyo barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho kuwooda ugu muhiimsan ka dhageyso telefoonkaaga si lacag la’aan ah adigoo garaacaya nambarrada hoos ku qoran:-
UK :- +442035190460
USA & CANADA:- +14156550815
Norway:- +4721953392
Sweden:- +46840836392
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...