Friday, July 11th, 2014

Wasiirka arrimaha gudaha iyo saraakiisha amniga oo xalay kormeeray isgoysyada Muqdisho ” SAWIRRO”

Published on December 24, 2012 by   ·   16 Comments  ·   13,814 views

Kormeer uu xalay wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya mudane C/kariim Xuseen Guuleed uu ku tagay Isgoysyada degmooyinka Kaaraan,  Yaaqshiid, Howlwadaag iyo Wartanabada Ayaa ujeedada kormeerkiisu waxa ay aheyd in uu u kuuurgalo xaalada amni ee Magaalada Muqdisho iyo sida ay habeenki ciidamada uga shaqeeyan Isgoysyadaasi.

Waxaana ku wehlinaayay wasiirka kormeerkiisa xalay taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Shariif Sheekhunaa Maye iyo taliyaha ciidamada nabad sugida Gobalka Banaadir Khaliif Axmed Erag.

Marki ay ka soo laabteen madaxdu kormeeki ay xalay ku tageen qaar ka mid ah Degmooyinka gobalka Banaadir  ayaa waxaa Radio Muqdisho iyo SNTV la hadlay Mudane C/kariim Xuseen Guuleed wasiirka arimaha gudaha iyo amaanka Qaranka Waxa uuna tilmaamay in ay sii socon doonaan howlgallada ciidamada ay ka Wadaan caasimada dalka,  iyagoo si wadajir ah u sameyndoono howlgallada iyo Kormeerada lagu xaqiijinayo  amniga guud ee caasimada dalka.

Waa kormeerki ugu horeeyay oo uu wasiirka arimaha gudaha iyo amaanka Qaranka ku tago qaar ka mid ah degmooyinka gobalka xilli habeen ah tan iyo marki uu la wareegay xilka wasaaradaasi.

Photo By. Jibriil Maalinguur

Readers Comments (16)

  1. cabdi says:

    sheekh shariif iyo cabdi samad haben walba ayay magaalada xaaladeeda u kuur gali jireen waa in arintaas dib loo soo celiyaa. ciidamo aad u tira badan iyo sir doon tiro badan oo bistoolado ku hubeysan in degmada dayniile meshas oo muhiim u ah nabad galyada caasimada

  2. Mudana wasiir waxan kuleehay habalyo shaqada wanagsan ee aad shacabka uheyso habiin iyo maalinba ilaahna hakula garabgalo shaqo hofnaantaada wacan

  3. Bakal says:

    waa arin fiican oo loo bahnaa, waana in lasii wadaa kormeerk hadii ladoonaayo in laxaqiijiyo Amaanka…

  4. abdihakim says:

    shaki kuma jiro in dowladu ay isku day wado ay ku xaqiijinayso dowladnimada iyo amniga qaranka lkn waxa loo baahanyahay in shacabkuna la fahmo kana caawiyaan soo qab qabashada kooxda gabaabsiga ah ee al shabab oo caadaysatay kuna caan baxday xasuuqa iyo laynta shacabka somaliyeed . tan kale waa in dowladu kala saarta shacabka iyo al shabab ma ahan hadii wax lagu tuuro ama la qarxiyo inay isku mid ka dhigto shacab aan waxba galabsan iyo danbiile dilay dad . waa in xal ay la timaado ay ku kala saarayso . waan hubaa inaan xal ku jirin xiritaan wadareed loo gaysto shacabka .

  5. Subane says:

    Aad ayu umahad san yahay mr guled waxa lo bahan yahay in habenkasta ama xilikasta o macqul ah kormerkan la sameyo magalada hoobiyaha lagu werarayo madaxtoyo wa in laga hortago cidamadana habenki shaqo dheri ah ay qabtan

  6. shamso says:

    Maasha alaah wasiirkeena iyo taliyaha booliiskeena Guul, nin lagu seexdoow haseexan waan idin garab taagan nahaay dharaar iyo habeen,cadawga barakicinaya hooyooyinkeena xalaashaday xinjirahooda sidaad har iyo habeen wax uga qabanaysaan guul guuul guul

  7. jalteey says:

    asc mashaa allah waa arin loobaahanyahay taasina ay ka tarjumayso anay aaba yaasha soomaaliyeed garteen hadii aan caruurta nabada aan loo horseedin inay nabad waxay tahay aynaba baran wasiirkana waan uga mahadcelinaynaa calsoonida uu tusaayao aduunka iyo waliba dadka rabo inay habeen iyo maalin nolol maalmeedkooda raadsadaano rabo inay awoodi karaano soomaalina waxaan kula talin lahaa (HADALYAR IYO HOWLBADAN)NO MORE TALKING JUST DO IT THATS IT WABILAAHI TOWFIIQ ASC

  8. wadani says:

    doowlada waxaan karanbo wey jeceshahay balse loomashegin malaha wasiirga wu ku mahadsanyahay balse waxan doowlada ka codsanlaha leerka lesarka ah ee halaka wado suran in dhaman xamar lasuro si umada eey habengii u fiidsado hada sanca wa xafadeyda waxan ka imaday malmo kahor ayaan ka solabday waxan kayabay wanabad balse waxa laka baqaya mugdiga habengii iyo qoloyin kulibisan dharka cidanka aan waligood nidaam arak marka dadalka halawado inshallaah wey guuleeysaneysa doowladan mashallah gudbiya plz leerka xamar dhan kusafa

  9. abdi qani says:

    waan u hanbalyena wasiirka masha allah mudane cabdi kariin haka daalin howsha aad u hayso shacbiga somaliyed somalia guul inshalah

  10. caafi says:

    good job wasiir.

  11. khaliif cabdirashiid says:

    waad mahadsantahay wasiir laakiin is ilaali waxaad qabanlahay hasoo gaabin ee taxadar

  12. manpolyo says:

    MAANSHA’ALLAH MAANSHA’ALLAH MAANSHA’ALLAH
    ALHA IDINLA GARABGALO WADANKEENA AAN DAACAD U WADA NOQDA INSHA’ALLAH

  13. Mohamed says:

    Waa arin wacan in lakormmero meelaha ugu muhiimsan ee caasimmada.
    Waana mahadsanyahay wasiirku waxaana soo jeedinayaa in ciidamada jaadwalba ha’ahaadeene ladayactiro xoogana lasaarro
    Mahadsanidin.

  14. xiis says:

    maasha alaah waa wax lagu farxo horumarka ay dowlada kagaartay dhinaca nabada. Hadii aysan nabadi jirin wax hagaa gaayo majiraan laakiin wasiir keena waxaan kula talin lahaa inta uusan kormeerka kutagin waa in uu iska hor mariyaa ciidamo dharcad ah waayo nabad diid kii waxey ku dhax jiraan shacabka, marka waa inaad kataxadar taan




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

beyle

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Go’aan Ka Gaarista Cidda Qaadankarta Basaporka Soomaaliga

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho ...
dani

Wasiirka Qorsheynta “Waxan Rajeynaya Inan Bil Gudaheed Ku Soo Bandhigidoono Tirakoob Hordhac Ah”

Wasaaradda Qordheeynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa sheegtay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-SUBAX-11.7.2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Goldogob oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Tartamayaasha degmooyinka Goldogob VS Guriceel oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
beyle 2

Soo qor fikir ama Su’aal Barnaamijka Todobaadka ee beri oo uu Marti ku yahay Wasiirka Arrimaha dibedda

Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee berito waxa uu ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-10.07.2014.mp3"][/audio]
unnamed

Golaha Wasiiradda oo isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Basaboorka diblomaasiga

Muqdisho, July, 10, 2014....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
gobolka

Maamulka G/Banadir iyo Shirkadaha ka shaqeeya Nafaada oo shir yeeshay

Muqdisho July 10, 2014-Waxa maanta shir ku yeeshay ...
marwo sahro

Marwada madaxweynaha oo deeq lacageed gaarsiisay arday lixaadkiisa ku waayay qaraxii sayidka

Marwada madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Sahro Cumar Xassan ayaa ...
jowhar

Saraakiisha Ciidanka Boliiska G/Sh/Dhexe Oo Sheegay inuu Isbedelay Amaanka Gobolka

Taliyaha qeybta booliiska ee gobolka Sh/Dhexe Qaliif C/lle ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-10-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_1668-450x300

Allaha U Naxariistee Marxuum Axmed Sh. Jaamac Oo Lagu Aasay Garowe (Sawirro)

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku geeriyooday wasiirkii hore ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Ceeldheer oo si dirqi ah looga badiyay

Tartamayaasha degmooyinka Ceeldheer VS Waaberi oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-09.07.2014.mp3"][/audio]
astaanta.qaranka-300x228

Xukuumadda Soomaaliya oo 24 saac isbaddello waa weyn ku sameysay

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabeysa rabbitaanka shacabka ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo loo magcaabay agaasimaha hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso:- Fursado Shaqo oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka

JAGADA 1aad: ISKU-DUWAHA QARANKA EE DHANKA HESHIISKA XUQUUQDA ...
IMG_1430

Telefishin cusub oo uu yeelanayo Maamulka Puntland oo la hirgeliyay “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-09.07.2014.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Gudiyada Golaha Wasiirada ee u xilsaaran Amniga iyo Siyaasadda oo kulan deg deg ah yeeshay

Gudiyada golaha Wasiirada ee u xilsaaran amniga iyo ...
Wasiirka Warfaafinta

Wasiirka Amniga oo la magacaabay, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad-Sugidda oo Xilalkii Laga Qaaday

Muqdisho, 09 July 2014, Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Garoowe oo xalay laga reebay tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan “Dhageyso”

Tartan CilmiyeedkaTartamayaasha degmooyinka Garoowe VS Heliwaa oo ka ...
dhuxulow

DAAWO VIDEO:- Wasiirka Warfaafinta oo Aqrinaya Isbadal Balaaran oo lagu sameeyay Hay’adaha Amaanka

R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay ...
IMG_7301

Bisha Cas ee Imaaradka Carabta oo raashin Afur ah u qeybisay Qoysas danyar ah “SAWIRRO”

Bisha Cas ee Imaaradka Carabta ayaa shalay gelinkii ...
astanta warka

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-9-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_0045

Deg Deg:- R/wasaaraha Oo Magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka Isbedelna Ku Sameeyay Laamaha Amniga (Dhageyso Shir Jaraa’id)

R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay ...
Wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO:- Shirka Jaraa’id Ee Wasiirka Warfaafinta Uu Caawa Qabtay

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
vlcsnap-2014-07-08-23h34m46s168

DAAWO VIDEO:- Shirka Jaraa’id Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uu Caawa Qabtay

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxad DFS

Madaxweyne Xasan Sheekh “dowladda Soomaaliya Shabaab goobahooda ayeey ku beegsaneysaa” (Dhageyso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
cidanjaz1

Seddex nin oo argagixiso ah oo lagu toogtay Alaabka madaxtooyada

Ciidammada Ilaallada madaxtooyada Qaranka Soomaaliya, ayaa caawa ka ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan oo xukun tacsiir ah ku riday askari (Dhageyso)

Maxakamada ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan ayaa ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...
qarax-miino

AKhlaaqda Dagaalka iyo Diinta Islaamka

Diinteenna Islaamku waxay diiradda saartay nabadda, Erayga Islaam ...