Wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha wasaaradda ee 100 maalmood
Published on November 28, 2012 by Mowliid · 2 Comments · 3,620 views
Wasaaradda arimha gudaha iyo amniga Qaranka ayaa sheegtay in ay wado qorshayaal kor loogu qaadayo hey’adaha aminga isla markaana dib loogu eegayo maamulada gobolada dalka kajira laguna xoojinayo gargaarka dadka tabaaleysan.
Wasiirka Arrimha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo wareysi siiyey Idaacadda Qaranka ayaa ka hadlay qorsheyaasha dhinaca amiga u degsan dowladda muddooyinka soo socda.
‘’Waxan ahmiyadda koobaad siinaynaa xoojinta amniga iyo xasilinta dalka, maadaama ay tahay lagama maarmaan, iyadoo lagu dhinac wado dhismaha maamullada gobollada dalka iyo dib u dejinta dadka barakacayaasha ah.’’ Ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Somaliya.
Sidoo kale wasiirka Arrimaha ayaa dabaalka ka qaaday in wasaaraddiisa ay xoogga saari doonto dib u habeysnta ciidamada Booliiska iyo nabadsugida si wax looga qabto ammaanka dalka, iyo shuruucda lagu dhisayo maamulada gobolada iyo degmooyinka iyadoo lagu jaangooynayo nidaamka Federaalka ah.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa billaawday fulinta isbaddelkii ay dhawaan balan qaadday ee ku aadanaa dhinaca ammaanka, dhismaha maamulada gobolada iyo dib u dejinta barakacayaasha.
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Mashaa.lahu waan sogenaa go.aanada aad qadaten e alaha hafududeyo by
waxaan leenahay allaha idinla garab Gal xilka aad qaadeen dad weynaha sidoo kaleeto waxbaad ka sidaan xilkaan ee wada shaqeyn wacan cacmo is qabsi iyo Guul