Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga oo ka qeybgalaya Kulan looga hadlayo amaanka Gobolka Sh/Hoose oo kasocda Muqdisho
Published on January 14, 2013 by Gaani · 1 Comment · 967 views
Kulan Balaran oo looga hadlayo Amaanka Gobolka Shabeelaha Hoose Ayna ka qeybgaleen wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa haantan ka soconaya Magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ah mid looga hadlayo amaanka iyo xaaladda gobolka Sh/hoose ayna ka qeyb galeen wasiirka arimaha gudaha iyo amaanka Qaranka, wasiirka garsoorka iyo cadaalada iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo ku abtirsanada Gobolka.
Waxaana u jeedka kulankan uu yahay mid looga arinsanayo sugida Amaanka iyo sidii loo horumarin lahaa dadka ku dhaqan gobolka Shabeelaha hoose iyo sidii ay dowlada Soomaaliya isbedel ugu sameyn laheyd amaanka gobolka oo ay ciidamada Qaranku howlo amni sudid xoog leh kawadaan.
Markii uu soo gaba gaboobo kulanka ayaa waxaa la filayaa in mas’uuliyiinta dowladda ee ka qeyb gashay kulan ay si wadajir ah ula hadlaan saxaafadda si ay uga warbixiyaan waxyaabihii la isla afgartay iyo go’aanadii ka soo baxay.
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Dadkeena Shabeelaha Hoose waxay u baahan yihiin arimo dhowr ah:
1- In gobolka Sh/hoose maamulkiisa uu noqdo mid u gaar ah dadka deegaanka, hadda waxaa ku jiro maamulka gobolka dad aan shaqo ku lahayn oo xataa tuulo ka mid ah aan deganeyn, taasi dowladda waa inay wax ka bedeshaa, maamulka hadda ka jiro Sh/hoose waa kii qab-qable yaasha.
2- Ciidan deegaanka ah in la tababaro ayey rabaan dadka sh/hooe ee ma ahan ciidan looga keeno gobolada kale sida Galgaduud, Xamar,Sh/dhexe , J/Hoose iyo Hiiraan, waayo gobolka sh/hoose dadka deggaanka waxay qaati ka taagan yihiin ciidanka Dowladda ee aan ka soo jeedin gobolka oo waxey rabaan iska sameynaayo sida Kufsi, Dhac iyo Dil.
3- Dadka waxay aad u daneynayaaan inay maqlaan dhegahooda Maamulka heer gobol oo wax weyn laga bedelay, degmooyinka sida ay u dhisan yihiin dhib weyn ma ka jiro lkn waxaa dhib weyn ka jiraa dhismaha gobolka Sh/hoose heer gobol ahaan, dadka waa ku wareereen Maamulka gobolka ee hadda jiro.