Monday, May 21st, 2012

Wasaaraddaha Waxbarashada dowladdaha Soomaaliya iyo Baxreyn oo hishiis ku kala saxiixda London

Published on January 27, 2012 by   ·   3 Comments  ·   1,729 views

Wasaaraddaha Waxbarashada dowladdaha Soomaaliya iyo Baxrayn ayaa heshiis ku kala saxiixday magaalada London ee dalka Igariiska kaasi oo ku aadan sidii loo horumarin lahaa Waxbarashada Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinya sare Xukuumadda Soomaaliya Pro: Caydiid C/llaahi Axmed ayaa Idaacadda qaranka u sheegayin heshiiska ay magaalada London e carriga Ingariiska ku kala saxiixdeen dowladda Baxreyn  in uu ku saabsan yahay sidii loo hirgalin lahaa sare u qaadidda waxbarashada dalka.

Sidoo kale wasiirka ayaa xusay in dowladda Baxrayn ay ballan qaaday in magaalada Muqdisho ay ka hirgalineyso Macad weyn oo lagu horumarinayo aqoonta macallimiinya Soomaaliyeed,  isagoo intaa raaciyay in arrintaasi ay wax badan ka badelli doonto Waxbarashda dalka.

Mudane Caydiid C/llaahi Axmed ayaa ugu danbeyntii sheegay in higalinta Macadka dowladda Baxreyn in ay uga gol lee yihiin sidii ay u haqab tiri lahaa hormarinta qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

 

 

Readers Comments (3)

  1. farhan says:

    Masha allah walahi farxad ayan dareemaya, jiilka soo socdo waaya u soo iftiimoyo hadi muqdisho laga hirgaliyo 94-school ay dhisayan wallalahen turkiga iyo machadkan hada bahrain balan qatay waxan huba in aan aqoo yahana badan helleno sanadyada soo socdo

  2. balya says:

    asc all walalaaha aqristayaasha ah iyo shaqaalaha tv iyo radiaha qaranka wlh waa wax lagu farxo in macad loo habeeyo macalimiinta soomaaliyeed 94 school iyo machad iyo jaamacadihii hadii intaas ay suurto gasho 10 sano ee soo socota waxaan ka mid noqon doonaa dowladaha caalamka hormaray oo waxaan wax la qeybsan doonaa dowlada 1aad ee caalamka waxaan mahad gaar ah u jeediniyaa walaalha turkiga iyo dowlada iyo shacabka baxreen somalia waxay idin leedahay somalia sxb iyo walaal iyo cadow way kala taqaanaa kii abaal noo galay iyo kan kale way noo kala soocanyihiin thanks all shaqaalaha radiaha qaran ajir iyo xasanaad allah idinka siiyo adeega aad u heydaan dalka hooyo asc




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

japanes vehicles

Ciidamada Booliiska Oo Soo Bandhigay Qalab Iyo Gaadiid Loogu Deeqay

Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay gaadiid ...
IMG_3148

DAAWO SAWIRADA: Munaasabad Lagu Soodhoweynayay Wasiirka Qorsheenta Oo ka Dhacday Minnisota

Munaasabad lagu soo dhaweynayay wasiirka qorsheynta iyo xiriirka ...
large_FILE_USA_NEW_YORK_BANK_OF_A

Xawaaladaha Soomaalida Mareykanka oo billaabay in lacaggahooda kala baxaan Bangiyada dalkaasi

Xawaaladaha Soomaalida  dalka Mareykanka qaarkood ayaa  billaabay in ...
0131-African-Union-summit-disunity-display_full_600

Magaalada Addis Ababa oo lagu wado in uu ka furmo shirka Road Map-ka looga hadlayo

Waxaa saacaddaha soo socda magaalada Addis Ababa ee ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Geeeeeeeeeele

Madaxweyne Shariif oo Jabuuti kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xalay dhiggiisa dalka Jabuuti ...
Jahweyn

Wasiirka Warfaafint “Road Map-ka Horumar ayaa laga gaaray, dadka dowladnimada waxyeelleynayana tallaabo ayaa laga qaadayaa”

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Horumar laga gaaray ...
DSCF0407

Safaaradda Soomaaliya Ee Koonfurta Sudan Oo Xarigga Laga Jaray “DAAWO SAWIRRADA”

Maalinnimadii Sabtida ee horaantii Todobaadkan oo ay taariikhdu ...
Wasiira wasaaradd

Wasiirka Warfaafinta Oo Dhageystayaasha Gudaha Iyo Dibadda Su’aallo Uga Jawaabay “Dhageyso”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane ...
7

Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya Oo Khartoum Kula Kulmay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Sudan”SAWIRRO”

Wafdigan oo habeenkii xalay ahayd Khartuum ka dagay ...
Ethiopia

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa kulammo muhiim ahna la qaatay beesha caalamka

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 20-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Sawirkiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xafiiska Ku Qaabilay Taliyaha Cusub Ee Amisom Kadibna Jabuuti U Ambabaxay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

warka duhur 20.05.2012
sawir safar weli

Wafdi Uu Hoggaaminayo R/Wasaaraha Oo U Ambabaxay Adis Ababa

Muqdisho, Axad, 20, May,  2012---------- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. ...
Taraafiko

Ciidamada Nabadgelyada Waddooyinka Oo Hirgelinaya nidaamka Caalamiga Ah Ee Marista Waddooyinka

Taliska Ciidamada ilaalada nabadgelyada Waddooyinka ee Loo yaqaano ...
mahiga

Q.M. Oo Walaac Ka Muujisay Xukunkii Maxkamadda Maamulka Somaliland Ay Ku Ridday Dad Rayid Ah

Qaramada midoobay ayaa walaac ka muujisay Xukunno  ay ...
saabeey

Guddoomiyaha Deg. Yaaqshiid “Waxaan Ku Howlannahay Adkeeynta Ammaanka”

Maamulka degmadaYaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa Faah faahin ...
YE_16194f

Dowladda Yemen oo sheegtay in ay dileen malleeshiyaad ka tirsan Al-Qaacidada Soomaaliya

Dowladda Yemen ayaa sheegtay in dagaalka ka dhacay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 20.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Road Mapka

Wafuudda ka qeyb galeysa shirka looga hadlayo Road Map-ka Soomaaliya oo Addis Ababa ku sii qul quleysa

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ku ...
Dood madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda “Shirka Istanbul waa in loo diyaar garoobaa”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahan ...
SAM_1054

DAAWO SAWIRRADA:-Arday Soomaaliyeed Uu Guullo Kasoo Hooyey Tartan Lagusoo Bandhigayey Hidaha Iyo Dhaqanka Oo 40 Dowladood Ay Ka Qeybgaleen

Adayda Soomaaliyeed ee wax ka barata magaalada KONYA ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...