Thursday, June 20th, 2013

Wasaaradda Waxbarashada Oo Bilaawday Qaadista Imtixaan Loo Galayo Deeqo Waxbarasho Oo Dibada Ah

Published on July 19, 2012 by   ·   8 Comments  ·   1,896 views

Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta bilaawday imtixaan ay ardayda u galayaan deeqo waxbarasho oo dalka dibadaasi ah.

Ardayda maanta u fariisatay imtixaanka ayaa waxey gaarayaan 200 oo Arday kuwaas oo dhameystay waxbarashada dugsiyada sare iyadoona imtixaanka ay qaadayaan macalimiin ka socota wasaaradda waxbarashada dalka.

wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradaasi ayaa kormeeray iskuulka Maxamuud Mire oo ka mid ah Iskuulada hoos yimaada wasaaradda waxbarashada halkaas oo uu ka socdo imtixaanaadka ay wasaaradu ka qaadeyso ardayda la doonayo in looga faa’ideeyo waxbarashada lacag la’aanta ah ee laga helay wadamada Suudaan iyo Yeman.

Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare Axmed Ceydiid Ibraahim oo hadal u jeediyay ardayda ayaa sheegay in imtixaanka uu yahay mid lagu qaadayo si cadaalad ah ardaygii baasana uu helayo waxbarsho dalka dibadiisa ah, isagoona u mahad celiyay dowladaha Suudaan iyo Yeman oo ugu deeqay in ardayda Soomaaliyeed ay helaan waxbarasho lacag la’aan ah.

imitixaanaadkan ayaa waxaa uu sidoo kale markii ugu horeysay  maanta ka dhacayaan qaar ka mid ah gobaladii dhawaan laga saaray maleeshiyada kooxda shabaab iyadoo wasaaradda waxbarashaduna ay sheegtay in ay ku dadaaleyso sidii dhammaan goballada dalka loo gaarsiin lahaa deeqaha waxbarasho ee dowladdu ka heleyso wadamada saaxiibada la ah Soomaaliya.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                              +442035190460

USA & CANADA                          +17124327760

Readers Comments (8)

  1. C.qadir yare says:

    Asc radiomuqdisho salaan kadib waxa ahay arday waxan ku noolahay dalka dibaddiisa waxaan rabaa inaad ii sheegtaan meel aan kala xariiro wasaarada waxbarasha hadii ay ahaan laheyd tell: number ama Email:

  2. fadma says:

    masha allaah waxaan idin dhihi lahaa bahda waxbarashada hanbalyo kun jeer handalyo dadaalkiina meesha kasii wada dalka hormarkiisa waxuu kujiraa bulsho wax baratey hadaad tihiin madaxda waxbarashada hanbalyo

  3. Asad says:

    asad (kastaro), markahore ad ban ugu faraxsanahay deqaha waxbarasho laga hiliyo sanad walba wadamada sudan &yeman ,lkn waxa muqatay in aysan qadan marwalba cida kuhabon

  4. Aad iyo ad ayey umahadsantahay wasaarada waxbarashada runt wana ku faraxsanahnay hadi an nahnay ardayda somaliyed ee joga muqdisho lkn wali waxa jiro xoga yar oo is daba maris ah marka wasaarada waxan ka codsaheyna inay si cadaalad ah oo Alle ka cabsi ku dheehantahay inay uso gud biyaan result imtixankan maanta lo fadhistay inkasto anan ka mid aheyn ardayda u fadhisatay examka maadama an maqlin wad mahadsantihin

  5. m/med axmed says:

    radiomuqdisho salaan kadib waxaan ahay arday markii hore helay waxbarasho dibeda ah laaiin nasiib daro waan dhaawacmay waxaana la iiqaaday dalka turkiga hadna waxaan joogaaa dalkaa waxaan rabaa in aad talo iyo tusaalo iisoo gud bisaaan saan u helo waxbara shadaydii

    • asc,mansha alah ilahay ba mahadleh,marka labad waxaa aman mudan wasarada waxbarashada wana u mahadcelinayaa, runtii waxan odhanka raa waa wasaarada ugu shaqada fican wasaradaha dawlada waana waxlagu farxo, waxan leyahay haka dalina shaqada fican ee aad u haysan umadiina iyo dalkina hoyo asc

  6. Issack says:

    Asc dhaman musliminta,ramadhan karim.anigu waxan ahay arday imtixan horay uqalay kuna baasay imtixanka balse aan helin wax mudnaan ah,marka maxaa loohaya ardaydasi

  7. Abdikarim abukar ali says:

    Waxan ahay arday joga magalada mugadisho dhameye marxalada dug.hose/dhexe iyo sare waxan donayaa inad ii shegtan mel an kala xiriro wasarada waxbarasha hidaha iyo taclinta sare




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

italy-flag

Aabe Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Wiilkiisa Oo Ku Xiran Talyaaniga

Aabaha dhalay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 15 ...
DSC01675

Daawo Sawirrada Meydadka Dhagarqabayaashii Shalay Galay Xarunta UNDP Oo Saaka Halkaasi Laga Qaaday

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
galgaduud

Shirkii Looga Hadlayay Aayaha G/Dhexe Oo La Soo Gebagebeeyay

Shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay aayaha gobolada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 20.6.2013
AL-Shabaab14

Dagaal Culus Oo U Dhaxeeyay Maleeshiyaad Ka Wada tirsan Shabaab Oo Xalay Ka Dhacay Baraawe

Iska horimaad xooggan o u dhaxeeyay maleeshiyaad ka ...
madiina

Xaalada Caafimaad Ee Dhaawacyadii Shalay La Dhigay Cisbitalka Madiina Oo Soo Hagaageysa

Waxaa ka soo reyneysa xaalada Caafimaad ee dadkii ...
mareykanka calan

Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso Ee Shalay Lagu Qaaday Xarunta Hey’adda UNDP

Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Boqashada_baarlmaanka_belgium

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Belgium “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
IMG_9525

Riwaayad lagu wacyigalinayey dadka Muqdisho oo la soo bandhigay “DAAWO VIDEO+SAWIRRO”

Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
sawirka wasiirka

Maamulka Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixisadu ay ka Geysteen Xarunta Hay’adda UNDP

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*