Wasaaradda waxbarashada oo soo bandhigtay Shahaaddo cusub ‘SAWIRRO’
Published on July 15, 2012 by Mowliid · 15 Comments · 5,425 views

Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Shahaaddo cusub oo loogu talagalay ardaayda dhameeysatay waxbarashada dugsiyada sare taas oo ah mid casri ah oo dhawaan la soo daabacay.
Agaasimaha waaxda imtixaanaadka iyo kormeerka ee wasaaradda waxbarashada Hiddaaha iyo taacliinta sare mudane Abu Cali Sheekh Xaamud oo maanta xafiiskiisa shir jaraa’id ugu qabtay saxaafadda ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka ay ardaydu u qaadan karaan shahaaddo cusub oo wasaaraddu soo daabacday.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaa ku daray in ardaygii heysta shahaaddooyinka ay bixiyaaan Dalladaha waxbarashada ee wasaaraddu aqoonsantahay uu shahaadadiisa la yimaado wasaaradda kadibna waxaa si dhib yar loogu beddelayaa shahaaddada cusub.
Sidoo kale agaasimaha ayaa ku wargeliyay ardayda daneeneysa deeqaha waxbarashada dibadda in ay qaataan shahaaddada cusub isagoo iclaamiyay in bixinta shahaaddada cusub ay billaaban doonto maaalinta arbacada soo socota.
Arintan ayaa imaaneysa xilli golaha wasiirrada ay dhawaan ansixiyeen shahaddada cusub ee maanta la soo bandhigay, taas oo qeyb ka ah dadaalka ay wasaaraddu ugu jirto nidaaminta habka waxbarashada dalka.





Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ...
Maajo 16, 2013, Muqdisho
Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ...
WAR DUHUR 16.05.2013
Golaha wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo ...
Shirkii golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee lagu ...
Ciidamadan ka tirsan ciidanka XDS ee ka amabaxay ...
Siminaarkan kor loogu qaadayay aqoonta gabdhaha xildhibaanada ah ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka Qaranka C/kariim Xuseen ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
masha allah
waa shahado aqli gal ah
ASC MASHA ALAAH WASAARADA WAXBARASHADA & BARBAARINTA WAY TALAABSATAY GUUL BAN IDIN RAJEYEY
asc dhaman , ana shahaadadeydii , waa hore iisoo carfeyso, dugsiga sare ee banaadir, , RADIAO MUQDISHO WAXAN CODSANAYAA IN AAD ARCHIFKA WASAARAD , wax barashada , la eego waayo dhalin farabadan oo aan shahaado lasiin jireen, 1990kii
way fiican tahay lakin weli wala copy yeen karaa waxa fiicnan lahayd in lo sameyo sumad silver ah o la smeyn karinmeel yar ay ugu taaloshukran
wax fiican waaye laakiin dadka far east asia jooga sidee ku helayaan shahaatada cusub ee dugsiga sare ee somalia anaga ardey baanu nahay laakiin shahaado ajnabi ah waxaa nooga qaalisan tan dalkeena hooyo oo heysano si qaluubteena u qabowdo
AA WW Dr. Abu Ali Sh. Xaamud,
Salaan islaamka kadib. Waxaa rabaa inaa saxo inshaa allaah (Shahaadada Dugsiga Sare/Secondary SCHOOL Certificate), fadlan ku dara SCHOOL. Walaal Dr. Abu Ali waa iga talo. Ruux dowlad kunool ayaan ahay. Gacanta koreyso alaha naga dhigo.
asc
salaan ka dib waa sharaf sanado badan ka dib in wasaaraddu ku guulaysato midaynta shahaadada dugsiga sare , balse
waxaan qabaa in farsamo ahaan dib loo eego oo la isku dheeli tiro cinwaanada kora oo muuqaal ahaan kala koreeya oo aan sinayn .
mahadsanidiin
wey qurux badantahay.. lakin waaxaa la qatay in ey ka dayaan afka carabiga… afka-hooyo iyo kan Eng ayaa oke ahaan lahaa.
Man sha allah waa arin muhim ah in laso bandhigo shahado ugar ah ardayda somaliyeed o calamka aqonsan yahay wexeyna mesha kasareysa in laqato shahado an la aqonsaneyn sidokale wexey dhira galineysa dhaman umada somaliyeed iney u istagan iney wax bartaan madama ey helayaan shahado la aqonsanyahay
Asc, wxn halkan kasalamaya hogamiyayasha dawladedena SOMALIA iyo shcbga somaliyed iyo xta ciidayda hoyo! ILOVE MY NATION SOMALIA! wxn ahay wil kunol qurbaha gar ahn kenya, walgay nasib umayelan inan arko dawlad somaliyed- lkn hada Insha alah wn rajayna inan arko! Wxn ahay arday aqrista dugsi sare form1 Wxn jclahay inan ila her jmcaded siwato waxbrashadayda, lkn dhaqale ahan ma.awodo o waxbrashada hada hay,ad samafala ikadhbta, any way i hve hope of cming bck to my nation SOMALIA, you open for us new hope since iwaz dismoral i hope next year my NATION SOMALIA WIL BE PEACE INSHA ALAH
MAASHA Allaah , runtii in aan helno 1 shahaado oo lagu midaysanyahay waa guul wayn oo u soo hoyatay ummadda somaliyeed , intee ka shaqaysay aad iyo aad ayay u mahadsanyihiin , halkaa ka siiwada.
Waa arin aad uwanaagsan waana uga mahad celinaynaa wazaaradda waxbarashada dadaalka ay ugu jirto in lamideyo manaahijta iyo shahaadoyinka dalka ,waxaa sii wanagsanaan lahayd in Englishka laga daayo oo afka hooyo lagu qoro iyo carabi, maadaama luuqadaha rasmiga ee dalka u dajisan ay yihiin.
mansha allah ayeyno lenahay gul gul iyo dowladnimo
GUUUUUUUUUUUUUUL.
WASAARADDA WAXBARASHADA,HIDDAHA & TACLIINTA SARRE EE DOWLADDDA KMG EE SOMALIA AAD AYAAD UGU MAHADSAN TAHIIN MIDEENTA SHAHAADOOYAINKA DALKA. WAX QABAD CEENKAAN OOO KALE AHNA WAAN IDINKA FILEENAY.
HORRE U SOCDA OO HA DALINA.
SHAHAADADANA INOO SOO DADAJIYA AAN QAADANEEEEEE.