Wasaaradda Warfaafinta Oo Qalab Idaacadeed Gudoonsiiyay Maamulka Gobolka Hiiraan “Sawirro”
Published on July 15, 2012 by Canab · 5 Comments · 4,144 views
Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa qalab Idaacadeed guddoonsiiyay maamulka Gobolka Hiiraan si loogu wacyigeliyo shacabka ku nool gobolkaasi.
Qalabka Idaacadeed ee lagudoonsiiyay maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ahaa FM loogu talagalay in shacabka ku nool magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan wacyigelin loogu sameeyo.
Munaasabad qalabka lagu wareejinayay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiinta wasaaradda iyo qaar ka mid ah maamulka gobolka Hiiraan.
Kusimaha wasiirka warfaafinta ahna wasiiru dowlaha wasaaradda oo qalabka ku wareejiyay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in wasaaradu FM-ka ay guddoonsiisay maamulka Gobolka Hiiraan uu yahay mid loogu talagay in shacabka ku nool gobolaasi ay kala socdaan waxyaaha ka dhacaya dunida.
Wasiiru dowlaha ayaa intaa ku daray in wararka iyo barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya laga siidaayndoono si shacabka ku gobolkaasi ay ula jaanqaadaan waxqabadka iyo horumarada ay gaartay dowladda.
Sidoo kale Guddoomiyaha gobolka Hiiraan C/fataax Xasan afrax ayaa uga mahad celiyay wasaaradda qalabka ay ugu deeqda waxa uuna xusay in dhowaan la howlgelindoono Idaacada isagoona wasaaradda ku amaanay howsha ay u hayso shacabka Soomaaliyeed.
Wasaaradda warfaafinta ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku howlaneed baahinta adeegyada isgaarsiinta iyadoona wasaaraddu ay qalabkan mid la mid ah ay ugu deeqday qaar ka mid ah maamulada ka jira gobollada dalka sida Puntland, Galmudug, Khaatuma State iyo kuwo kale si siyaasadda dowladda loogu baahiyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobollada dalka.






Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
waa a,aaamasha aaaaaha
Masha,allah aadban ugu faraxsanahay weey ubahantaha hiiraan lkn wasaradu wali ximan&xeeb masiin radio weeynu kasugeyna haddi aan naha reer ximan&xeeb
asc dhamaan, waa qaali wlhi
masha allah runti waa horumar ay dowladu kutilabsatay waxan leynahay siwada tagerada gobalada dalka tani waa mid bilow ah marka loo ego gobalka hiiraan anagane wan so dhaweyneynaa hadaa nahay qurba jogta somaliyed ee rer hiiraan
SOOMALI YA LASOLABAN HALA SOCDO <<<<<