Saturday, November 1st, 2014

Wasaaradda Warfaafinta oo Dhamaadka Bishan Dib u Howlgalineysa Adeegii Boostada Soomaaliya“SAWIRRO”

Published on June 22, 2013 by   ·   1 Comment  ·   3,776 views

Kormeerka uu ku tagay Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/llaahi Ciil-mooge Xersi, xarumaha Boostada iyo Gaadiidka, waxaa ku wehliyey Agaasimaha Guud ee wasaaradda C/risaaq Cali Yuusuf (Behlaw) iyo agaasimeyaasha Waaxyaha, iyadoo wasiirka uu kormeerkii ugu horeeyey ku soo bixiyay xarunta Boostada oo muddooyinka uu socday dib u howlgalinteeda.

Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/llaahi Ciil-mooge Xersi, ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dadaal badan ka ddib lagu guuleystay howlgalinta Boostada Soomaaliya, isagoo sharaxay qaabka adeegga Boostada loo heli karo, isla markaana xarunta Boostada si rasmi ah loo fur doono maalinta 26-ka June.

Dhinaca kale  wasiirka iyo agaasimeyaasha la socday ayaa kormeer kale ku soo sameeyey xaruta Wasaaradda Gaadiidka, iyadoo halkaasina Tacsi loogu diray Cabdi Fiidshe Rooble oo ka tirsanaa qeybta Gaadiidka ee Wasaaradda Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo Todobaadkii hore kooxo hubeysa ku dileen magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii la soo dhaafay guulo waa weyn ka gaartay horumarinta qeybaha hoos yimaada, sida soo celintii adeegga Boostada Soomaaliya iyo Maamulka Saadaasha Hawada, kuwaasi oo qeyb weyn ka ah horumarrada guud ahaan Xukuumadda ay gaartay.

DSC06486

DSC06497

DSC06514

DSC06515 - Copy

DSC06531 - Copy

DSC06541

DSC06544 - Copy

DSC06546

DSC06547

DSC06550 - Copy

DSC06553 - Copy

DSC06555 - Copy

DSC06562 - Copy

DSC06576 - Copy

DSC06579 - Copy

DSC06584

DSC06599

DSC06601 - Copy

 

DSC06629

DSC06594

DSC06624

DSC06665Photoby:-Maxamed IbraahimRaage (Honest)

 

Readers Comments (1)

  1. Dhammaan waan salaamayaa bahda warbaahinta qaranka soomaaliyeed, runtii waxaad mar walbo nala socod siisaan waxyaalaha possitive-ka ah ee ay dowladda qabato runti haddii aan nahay dhalinyarada Magaalada muqdisho Waan soo dhaweeyneynaa




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

xukun1

Maxkamadda dajarada koowaad ee ciidamada oo xukunno riday “Dhageyso”

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
muqdisho_1

Culimo loogu baaqay inay xoojiyaan wacyigelinta bulshada

Aqoon isweydaarsi ku saaban sidii culimaa’udiinka ku nool ...
Al shabaab

Horjooge ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Tiyeegloow

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka ...
Arday

Arday Soomaaliyeed oo Yemen lagu soo dhaweeyay

Qunsulka guud ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya magaalada ...
Xildhibanno

Xildhibaannada oo kulan ku leh Muqdisho

Mudenayaasha Baarlaamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/War-Subax-01.11.2014.mp3"][/audio]
unnamed

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.SAWIRO

Mogadishu, 01 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
14

Shaqaalaha Shirkadda Golis Gaalkacyo oo deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (Sawiro).

Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Golis ee magaalada Gaalkacyo ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-31.10.2014.mp3"][/audio]
DSC07371

Wasiir Ku Xigeen Mahad Salaad Oo ka Warbixiyay Shir Helsinki uu Kaga Qeyb Galay “Sawirro”

Wasiir ku xigeen mudane Mahad Salaad oo howlo ...
IMG_4679

Safiirka Turkiga ee Soomaliya Oo lagu soo dhaweeyey degmada Hiliwaa “Sawirro”

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan ...
SESIONKII

Wasiirada Gaadiidka Dhulka Africa Oo Nairobi Kaga Shiray Horumarinta Gaadiidka “Sawirro”

Isutagii ugu horeeyay ee Horumarinta Gaadiidka Dowladaha Afrika ...
kulanka todobaadka cadaala

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay mashruuca calaamadeeynta guryaha G/Banaadir (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka  ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-31-10-2014.mp3"][/audio]
Jaamac-Oday

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha oo dalbaday in la banneeeyo xarumihii wasaaraddaasi

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed ...
Cabdiweli-Sheekh-III-300x237

R/wasaaraha oo guddi wasiirro ah u magacaabay geerida taliyihii ciidanka booliiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
201499635458526731427637Taliyaha_Booliiska_Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Taliyihii Ciidanka Booliska

Mogadishu,30, October 2014- Guddoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho ...
war-deg-deg-ah1-150x150114216

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Magacaabay Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.(DAAWO MUUQAAL)

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABENIMO-30.10.2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada “Sawirro”

Mogadishu,30, October 2014-- Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ...
Cabdiweli 1

R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Mogadishu,30, October 2014-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sequence 05.Still002

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii Booliska Soomaaliyeeed

Abu Dubai- October 30, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Jaawri Sawir Hore

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed…WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah, Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday.

War Deg Deg ah. Allaha u naxariirstee waxaa maanta ...
DANI

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanra soo xiray shir looga arinsanaayay qorshaha Qaranka ee 5 sano ee nagu soo fool leh.(DAAWO MUUQAAL)

Shirkan  wata shiga ahaa  oo looga ari sanyay   ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/warka-duhur-30-10-2014-ok.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay kulan Dhalinyarada lagu wacyigelinaayo oo Muqdisho lagu qabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Kulankan  ooh al ku dhiggiisu ahaa xal u ...
SAM_4729

La heystayaal Afar sano u afduubnaa Burcad badeed oo ku soo wajahan Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhaweeyd ...
shabaab

Dad Beeraley ah oo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ku dilay tuulo ka tirsan Mahadaay

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa lagu dilay tuulo ...
Xasan-sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Abu Dhabi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Mxamuud ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-30-10-2014.mp3"][/audio]
IMAG0966

Wasiirka arrimaha dibadda oo khudbad ka jeediyay Shirka la dagaalanka burcad badeedda (Sawirro)

Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
IMG_12681

Arday Soomaali ah Oo Deeqo Waxbarasho Lagu Gudoonsiiyey Xarunta Jaamacada Mount Kenya University Ee Magaalada Thika “SAWIRRO”

Xarunta ay Jaamacada Mount Kenya University ay ku ...

Tubta Toosan

show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...
Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...