Wasiirka Shaqadda: “Berri waa fasax shaqaalaha Dowlada”
Published on April 30, 2011 by admin · No Comments · 1,417 views
Wasiirka Arrimaha Bulshada Shaqadda, hormarinta shaqaalaha, dhalinyaradda iyo isboortiga ee xukaamadda KMG Soomaaliyamudane C/Nuur Macalin Maxamuud oo Radio Muqdisho la Hadlay ayaa Hambalyo ku Aadan Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1da Bisha May u diry Shaqaalaha Soomaaliyeed xilli ay maalinta berri ah ay ku beegan tahay Maalinta Shaqaalaha Aduunka.
Wasiirku waxa uu sheegay in Maalintaasi ay tahay maalin xusuus gaar u leh Shaqaalaha ayna Mudan tahay in loo dabaal dego isgoo tilamaamay in maalinimada birito ah ay Wasaaraddu diyaarisay munaasabadda lagu weyneynayo xuska kowda May oo ku Asteesan Maalinta Shaqaaha Caalamka.
Wasiirka Ayaa Waxaa uu Sheegay in Maalinnimada birito ah ay nagu soo fool leedahay maalinta shaqaalaha Aduunka oo ah maalintaariikhi ah iyo shaqaalaha Soomaaliyeed, isaga oo ku hadlaya magaca dowladaiyo kan Wasaaradda hambaluo u Diro Shaqaalaha.
Sidoo kale wasiirka wasaaradda arrimaha bulshada hormarinta shaqaalaha dhalinyarada iyo isboortiga C/nuur Macalin Maxamuud waxa uu ku dhawaaqay in Maalita Birri ah in ay Tahay Maalin Fasax ah Dhamaan ha’adaha Dowladda iyo kuwa Gaarka ah Maadamada ay tahay xuska maalinta shaqaalaha islamarkaana ay dhacayaan dabaal degyo waawayn oo ka dhacayo Adduunka gaar ahaan wadanka soomaaliya Loona Bahan yahay Inshaqaalaha Ay nastaan.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...