Wasaaradda Maaliyadda oo qorsheyneysa sidii ay canshuur qaadis uga bilaabi laheyd Dekedaha Kismaayo iyo Marko
Published on January 14, 2013 by Mowliid · No Comments · 969 views
Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney diyaarisay qorshe dhawaan canshuur qaadis looga bilaabayo Dekedaha ku yaala magaalooyinka Marka iyo Kismaayo kadib markii magaalooyinkaasi laga xoreeyey maleeshiyada Argigixisada ah ee Al-Shabaab.
Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta mudane Maxamuud Xasan Suleymaan oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in wasaaradda Maaliyaddu Qorsheyneyso sidi howlaha canshuur ururinta looga bilaabi lahaa gobolada Jubbada Hoose iyo Shabeelaha Hoose oo ay ku yaalaan dekada Kismaayo iyo Marko.
Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay in canshuurtu ay tahay isha ugu muhiimsan ee lagu horumarin karo howlaha qaranka iyo adeegyada Bulshada, wuxuuna intaa ku daray in dalkoo dhan lagu fidiyo howlaha canshuur ururinta ay ku xirantahay sida nabaddu u hirgasho.
Dhinaca kale wasiirka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in dowladdu ay dalka soo gelisay lacago cusub, wuxuuse hoosta ka xariiqay in ay jiraan lacago cusub oo lagu daabacayo dalka Sudan laakiin ayuu yiri wali dalka sooma gaarin.
Hadalka wasiirka ayaa imaanaya iyadoo ay dowladu dhawaan dib u habeyn ku sameysan howlaha canshuur ururinta ee furdada Muqdisho islamarkaana ay gacanta dowladana soo gashay Dekeda Kismaayo.
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...