Monday, May 21st, 2012

Wasaaradda Garsoorka Oo Ka Tacsiyeeysay Geeridii ALLAhA U Naxariistee Macallin Daahir Aweys

Published on January 26, 2012 by   ·   18 Comments  ·   2,050 views

Wasaaradda garsooka iyo caddalada xukumadda Soomaaliya ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeysay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Macallin Daahir Aweys oo xalay ku geeriyooday Deegaanada Loo barakacay ee Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Wasiirka Garsoorka iyo caddaaladda xukuumadda Soomaaliya Axmad Xasan Gaboobe “Ugaas Bile” oo ka hadlay geerida Macallinka ayaa sheegay in isagoo ku Hadlaya magaca wasaaradda uu tacsi u dirayo Ehelada iyo Ardaydii uu macalinka soo waxbaray.

Dhanka kale wasiirka ayaa xusay in macalin Daahir uu kaalin wax ku ool ah ka soo qaatay fidinta diinta Islaamka waxa uuna intaa raaciyay in uu ka mid yahay culumadda Soomaaliyeed ee ku can baxay fidinta diinta Islaamka isagoo u rajeeyay in uu jannadii Fardoyso ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tageyna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Innaa Lillaahi Wa innaa Illeeyhi Raajucuun.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

 

Readers Comments (18)

  1. Hassan says:

    Allaah haunaxaristo macalinka

  2. anwar hashi says:

    ilahey ha unaxariisto maclinka samar iyo imaan alah kasiiyo amiin

  3. zakariya says:

    ilaah janadiisa haka waraabiyo shiikha

  4. cabdala says:

    انا لله وانااليه راجعون
    alaha u naxariisto macalin daahir aweys dhaman eheladii qarabadi iyo umada soomaaliyeed samir iyo iimaan alaha kasiiyo asagane janadi alaha kawarabiyo

  5. said says:

    illaah ha u naxariisto mirihi janno illaah haka waraabiyo insha allaah

  6. ibnu omar says:

    asc wr wb inaaalilaah wa ina aileyhi raajicuun ma dhibte waa ilaahey casawa jala dhamaanteen waa nawada sugeysaa geerida ilahey maalinteena maalin abshir ah haka yeelo aamin aamin waxaan halkaan ugu duceynayaa macalin daaahir awees ilahey raxmadii jano hasiiyo ban le eyahay inta oow ka tagey samar iyo imaan ilahey haka siiyo ban lee yahay dhamanten ilahey hanoo danbi dhaafo ban le yahay

  7. ak says:

    allahya raxma aabe soomaliyeed oo wadad ah oo diinta fidinteeda ka qeyb ahaa waaye walh

  8. Dalka jeclow says:

    Ilaahay unaxariisto samir imaan ala hanaka siiyo dhamaan shacaka somaliyeed gaar ahaan oo aladii uu katagay ehaladiisa ‎انالله وانااليه راجعون‎

  9. zubeir ahmed barre says:

    ina lilah wa ina ileyhi rajicun
    alaah yarxamka

  10. nabed jaceel says:

    inna lillaahi wa inna ileyhi rajacuun macalin daahir illaahey najadi fardowso haka warabiyo dhamaan cumada somaliyedne samir iyo imaan allaha ka siiyo qasatan helkisa illaaheyne su aasha qayamo ha u fududeeyo allahuma aamiin

  11. jaamac says:

    waxaan lee yahay illah ha unaxariisto macalinka geerida waa xaq qof walbo oo noolna wuu inuu kuwaana qaataa wiilkiisana waxaan leeyahay geerida aabahaaga ku waano qaado waxaad ku jirtidna dib u ee gis ku samee

  12. Ibraahim Duurgube says:

    Allaha u naxariisto macalin daahir aweys

  13. ifrah says:

    inaa laa ilaaha wa inaa raajicuun kulu nafsu daa iqadul mood shiikha allaha u naxaristo samir iyo iimaana allaha ka siiyo ilma daa hir aweeys iyo dhamaan umada soomaaliyeed ee muslimka ah asagana janadul fardowso allaha ugu bishaareeyo amiin amiin anagana gadaashiis alle nama fidneeyo amiin

  14. eegaaye says:

    inaalilah wa inaa ilayhi raajicuun alaha janadii fardowsa ka waraabiyo eladii uu ka tagana samir iyo iimaan alaha ka siiyo

  15. ilyas says:

    inalilahi waa inaa ileyhi rajicuun

    اللهم ارحم وارزق جنتك يارب العالمين

  16. qaaje says:

    ilaahey hau naxariisto malinka janadii fardoowsa alle haka waraabiyo

  17. Mohamed Ali-Mire says:

    Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun, Ilaaheey ha u naxariisto Macallin Daahir Xaaji Aweys, wuxuu ahaa shiikh dadaal weyn u galay fidinta diinta Islaamka,gaar ahaan gobollada dhexe ee Soomaaliya oo uu ku noolaa. Reer Xaaji Aweys iyo Soomaali oo dhanna Ilaaheey hanaga wada siiyo samir iyo iimaan,gadaashiisna nama fidneeyo.Aammiin.

  18. Qofwalba waa dhimanayaa qof jogesa malaha dunida illaah hau naxariisto waa qof lajacelyahay mawaarto kan uu dhalay kii ku soo wana qata illaah hakadhigo dhimashada aabahii




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

japanes vehicles

Ciidamada Booliiska Oo Soo Bandhigay Qalab Iyo Gaadiid Loogu Deeqay

Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay gaadiid ...
IMG_3148

DAAWO SAWIRADA: Munaasabad Lagu Soodhoweynayay Wasiirka Qorsheenta Oo ka Dhacday Minnisota

Munaasabad lagu soo dhaweynayay wasiirka qorsheynta iyo xiriirka ...
large_FILE_USA_NEW_YORK_BANK_OF_A

Xawaaladaha Soomaalida Mareykanka oo billaabay in lacaggahooda kala baxaan Bangiyada dalkaasi

Xawaaladaha Soomaalida  dalka Mareykanka qaarkood ayaa  billaabay in ...
0131-African-Union-summit-disunity-display_full_600

Magaalada Addis Ababa oo lagu wado in uu ka furmo shirka Road Map-ka looga hadlayo

Waxaa saacaddaha soo socda magaalada Addis Ababa ee ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Geeeeeeeeeele

Madaxweyne Shariif oo Jabuuti kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xalay dhiggiisa dalka Jabuuti ...
Jahweyn

Wasiirka Warfaafint “Road Map-ka Horumar ayaa laga gaaray, dadka dowladnimada waxyeelleynayana tallaabo ayaa laga qaadayaa”

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Horumar laga gaaray ...
DSCF0407

Safaaradda Soomaaliya Ee Koonfurta Sudan Oo Xarigga Laga Jaray “DAAWO SAWIRRADA”

Maalinnimadii Sabtida ee horaantii Todobaadkan oo ay taariikhdu ...
Wasiira wasaaradd

Wasiirka Warfaafinta Oo Dhageystayaasha Gudaha Iyo Dibadda Su’aallo Uga Jawaabay “Dhageyso”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane ...
7

Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya Oo Khartoum Kula Kulmay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Sudan”SAWIRRO”

Wafdigan oo habeenkii xalay ahayd Khartuum ka dagay ...
Ethiopia

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa kulammo muhiim ahna la qaatay beesha caalamka

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 20-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Sawirkiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xafiiska Ku Qaabilay Taliyaha Cusub Ee Amisom Kadibna Jabuuti U Ambabaxay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

warka duhur 20.05.2012
sawir safar weli

Wafdi Uu Hoggaaminayo R/Wasaaraha Oo U Ambabaxay Adis Ababa

Muqdisho, Axad, 20, May,  2012---------- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. ...
Taraafiko

Ciidamada Nabadgelyada Waddooyinka Oo Hirgelinaya nidaamka Caalamiga Ah Ee Marista Waddooyinka

Taliska Ciidamada ilaalada nabadgelyada Waddooyinka ee Loo yaqaano ...
mahiga

Q.M. Oo Walaac Ka Muujisay Xukunkii Maxkamadda Maamulka Somaliland Ay Ku Ridday Dad Rayid Ah

Qaramada midoobay ayaa walaac ka muujisay Xukunno  ay ...
saabeey

Guddoomiyaha Deg. Yaaqshiid “Waxaan Ku Howlannahay Adkeeynta Ammaanka”

Maamulka degmadaYaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa Faah faahin ...
YE_16194f

Dowladda Yemen oo sheegtay in ay dileen malleeshiyaad ka tirsan Al-Qaacidada Soomaaliya

Dowladda Yemen ayaa sheegtay in dagaalka ka dhacay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 20.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Road Mapka

Wafuudda ka qeyb galeysa shirka looga hadlayo Road Map-ka Soomaaliya oo Addis Ababa ku sii qul quleysa

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ku ...
Dood madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda “Shirka Istanbul waa in loo diyaar garoobaa”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahan ...
SAM_1054

DAAWO SAWIRRADA:-Arday Soomaaliyeed Uu Guullo Kasoo Hooyey Tartan Lagusoo Bandhigayey Hidaha Iyo Dhaqanka Oo 40 Dowladood Ay Ka Qeybgaleen

Adayda Soomaaliyeed ee wax ka barata magaalada KONYA ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...