Wasaaradda Garsoorka Oo Cambaareysay Filimkii Lagu Aflagaadeeyey Nabigeenna Muxamad NNKH
Published on September 14, 2012 by Jayte · No Comments · 1,053 views
Wasaaradda Garsoorka,Cadaaladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay filimkii lagu aflagaadeeyey Nabigeenna Muxamad NNKH kaasi oo lagu baahiyey Youtebeka.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaalladda,Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Xaaji Maxamed Kheyroow oo la hadlayey Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay falkaasi si aad ah u cambaareyneyso islmarkaana uu yahay wax laga xumaado.
“niman fitnawadayaal oo yahuud ah oo ku nool dalka Mareykanka ayaa sameeyey filim lagu aflagaadeeynayey Nabigeenna Muxamad NNKH falkaasina waa fal diinta islaamka meel ka dhac loogu geystay,cambaareynta iyo ceebeyntana waxaan la qabnaa guud ahaan dalalka Islaamka’ayuu yiri agaasimaha guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya.
Ugu dambeyntii Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Soomaaliya Xaaji Maxamed Kheyroow ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka iney filimkaasi ka hortagto maadaama uu dhalinkaro isku dhacyo xaga diinta ah.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...