Thursday, February 23rd, 2012

Wasaaradda Ganacsiga oo sheegtay in qaabka dhismaha suuqa X/weyne wax laga badellayo

Published on January 27, 2012 by   ·   2 Comments  ·   708 views

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga Tacsiyeeyay dadkii u Hanti beelay Dabkii ka kacay suuqa X/weyne, iyadoo dhan kale  sheegtay in ay wado qorsho ballaaran oo wax loo badellayo qaabka dhismaha suuqa X/weyne gobolka Banaadir.

Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya mudane C/wahab Ugaas Xuseen ayaa sheegay ugu horeyn uga Tacsiyeenayo dhammaan shacabkii iyo Ganacsatadii ku Hanti beeshay suuqa degmada X/weyne ee gobolka Banaadir, isagoo intaa raaciyay in wasaaradda ganacsiga ay gacan siin doonto dadkaasi.

Dhinaca kale wasiirka Ganacsiga ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheeneyso sidii wax badan looga badelli lahaa qaabka dhismaha suuqa X/weyne si loo soo celiyo nidaamka suuqyada dalka ee xilligii hore.

Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen ayaa tilmaamay in  loo baahan yahay Taxadar badan oo laga muujiyo in ay dhacaan Musiibooyinka keeni kara qasaare baaxad leh, isla markaana dowladda ay soo celin doonto Nidaamyo badan oo ay suuqyada lahaan jireen.

Ugu danbeyntii wasiirka ayaa ugu baaqay dhammaan Ganacsatada Soomaaliyeed in ay qaataan doorka ugu aadan hormarinta suuqyada dalka.

adii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

 

 

 

Readers Comments (2)

  1. Wiil Yar oo Weyn hadii la dhageysanayo says:

    Waa in dawladu iyadda oo kaashaneysa dawladaha waaweyn ee saaxabiibadeeda ah ay sameysa waxa la yiraahdo city planning. Siddoo kale dadka xirfadlayaasha ah sida leterjiistayaasha, ingineerada, tuubiistayaasha, fuudiyaasha, iyo dadka wax dhisaba waxa la yiraahdo nidaamka aduunka hormaray ka jira ee la yiraahdo “Building Codes and Building Standards”.

    Waa lagama maarmaan marnaba in la hirgaliyo in magaalada inta ay dib u dhismeeso ay yeelato waxa la yiraahdo ” Pumping Station” oo loo isticmaalo kordhinta iyo in uu socdo caabiga loo isticmaalo biyaha dabka lagu damiyo. Hadhaw dhib ayey noqoneysaa waa in uu jiraa aragti fog oo taasii qorsheysa. Waa in dib loo soocilyaa dab demiskii lana gaarsiiyaa her la mid ah kan aduunka intiisa kale. Siidii aan wax u dhisan jirnay way khaldaneyd waana in aan bedelnaa.

  2. Maxamed says:

    Wasaaradu wey saxantahay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IMG_4392

DAAWO SAWIRRADA:-Qeybta Seddexaad Ee Nolosha Iyo Waxbarashada Ardayda Cusub Ee Turkiga

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Bandhiga Wareysiyada Oo Caawa Intiisa Badan Looga Hadlay Howlgalkii Lagu Xoreeyey Baydhabo”Dhageeyso”

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba ka baxa ...
Fiqi

Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhigga Oo Ciidammada Ugu Hambalyeeyey Xoreynta Baydhabo Janaay”Dhageeyso”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Dr.Cabdiweli-Gaas1

Ra’isulwasaaraha Oo Ciidammada Ugu Hambalyeeyey Xoreynta Baydhabo Sheegayna In Howlgalka Uusan Hakan Doonin”Dhageyso”

Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada ...
Baydhabo

Dadka Baydhabo Janaay Oo Caawa Xoriyad Ku Hoyanaya Iyo Howlgalka Lagu Baacsanayo Al-Qaeda Oo Gobollada Koonfureed Xowli Uga Sii Soconaya”Dhageyso”

Xaalada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ...
x2

DAAWO SAWIRRADA:-R/wasaaraha Soomaaliya iyo kulamadiii uu la yeeshay madaxda Midowga Yurub

R/wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 22-February-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
ciidamada_som_jubooyinka

Faah faahinno ku aadan la wareegitaanka Baydhabo ee ciidammada dowladda

Faah faahinno dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya ...
war-deg-deg-ah1-150x150114211

Ciidamada XDS Oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Baydhabo

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WAR DUHUR 22 02 12
UN somal

Q.M.Oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad Iyo Shirkado Soomaali Ah

Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada ...
Ciidamada_Qaranka

Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho

Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo ...
Baydhabo

Shabaab Oo Ka Qaxay Baydhabo Iyo Ciidamada Oo Ku Sii Siqaya

Malleeshiyaadja Shabaab ayaa billaabay in ay maanta ka ...
Sequence 56.Still001

Agaasimaha W/Warfaafinta Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Kormeeray Dhismiha Hotelkii SYL Oo La Dayactirayo

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ...
xabsiga1

Munaasabad Lagu Maamuusayay Aas’aaska Ciidamada Asluubta Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo ...
ciidamada_som_jubooyinka

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Baydhaba

Wararkii ugu danbeeyay ee aynu  ka heleyno magaalada ...
Dr.Cabdiweli-Gaas1

Ra’iisul wasaaraha dalka oo faah faahiyay kulammadii Brussels uu kula qaatay madaxda Yurub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaal ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 22.2.2012 Janaury               Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Madaxweynaha London

Madaxweyne Shariif oo xalay gaaray magaalada London

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Bardaale

Ciidammada dowladda oo kaabiga ku haya Bardaale

Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ...
DSC09983

DAAWO SAWIRRADA:-Hub Iyo Maxaabiis Maanta Lasoo Bandhigay Kuwaasi Oo Ciidammada Qalabka Sida Kusoo Qabteen Howlgallo Caasimadda Ka Socda

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Ahmed El-Tayeb

Baaq Imamka Al Azhar uu ku taageerayo Shirka London.AKHRISO

Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-February-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Isqarxinta Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa?

Sanadahan  dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay ...
tubta-toosan1-150x150151

Mas’uuliyadda Bulsho Dhegeyso

Qof kasta oo ka mid ah bulshada Waxaa ...
MSF

Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa afduubka samafalayaasha?

Falalka Afduubka Shaqaalaha Gargaarka ee Soomaaliya u yimid ...