Wasaaradda Ganacsiga Oo Ka Hortageysa Badeecadaha Sida Sharci Darrada Ah Dalka Looga Dhoofiyo
Published on December 31, 2011 by Mowliid · No Comments · 584 views
Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha ayaa sheegtay in ay ka hortageyso badeecadaha sida sharci darrada ah looga dhoofiyo dalka.
Wasiirka wasaaradaasi mudane C/wahaab ugaas khaliif ayaa tilmaamay in waswaaraddu ay wax ka qabandoodnto badeecadaha sida sharci darrada ah looga dhoofiyo dalka isagoo xusay in aysan badeecad dhoofin Karin cid aysan wasaaraddu siinin Leysin.
Sidoo kale wasiirku waxa uu hoosta ka xariiqay in wasaaraddu ka hortagi doonto dhoofinta dhuxusha oo dhibaateeyin farabadan ku heysa nolosha dadka iyo deegaanka, sida uu ka dhawaajiyay R/wasaare C/weli oo dhawaan ka hadlay dhibaatooyinka ka dhasha jarista dhirta.
Wasiirka ayaa carrabka ku adkeeyay in sanadkan cusub wasaarddu qorsheeyneeyso ka hortagga badeecooyinka aan sharciyeeysneeyn ee dalka la keeno iyo kuwo tayadoodu liidato.
Tallabadan uu wasiirku tilmaamay ayaa loo arkaa in hadii ay hirgesho wax badan iska bedeli doonto nolosha dadka Soomaaliyeed ee dhibaatooyin kala duwan ku soo jiray muddo ka badan 20 Sano.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...