Wasaaradda Gaashandhigga Oo Ciidamada Ugu Hambalyeeysay Guulahii Ay Ka Gaareen Howlgalkii Shalay
Published on August 28, 2012 by Canab · No Comments · 1,844 views
Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu hambalyeesay ciidamada XDS iyo kuwa ka socda midowga Africa ee AMISOm guulahii ay ka gaareen howlagalkii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Gobolka Sh/hoose.
Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Maxamuud Macalin Nuur oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa Ciidamada Qalabka ee Soomaliya iyo kuwa midowga Africa ugu hambalyeeyay guulihii ay ka gaareen dagaaladii Al-qaacidda ay uga saareen deeganno badan oo ka tirsan gobolka Shabeelada hoose oo ay ka mid tahay magaala madaxda gobolkaasi ee Marko iyo deeganada ku xeeran.
Wasiiru dowlaha ayaa Ciidamada kula dardaarmay in ay ka feejignaadaan Dhibaato uga imaan karto haraadiga ku dhuumaaleysanaya gudaha deegaanadii shalay ay gacanta ku dhigeen ciidamada.
Maxamuud Macalin Nuur Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga ayaa dhinaca kale ugu baaqay Musharaxiinta u tartamaysa xilka Guddoonka cusub ee baarlamaanka in ay ka shaqeeyaan Nabadda ayna ilaaliyaan Amaanka dalka.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...